Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Xidigihii Khaatumo 2012 Iyo Shakhsiyaad Xusid Mudan

Hogaanka Khaatumo:-Golayaasha-Golaha Madaxtooyadda iyo Xukuumadda(Dadaal Kuma yara).

-Ciidanka Xaq u Dirirka Khaatumo(Hanbalyo iyo Dhiiri-gelin).
-Golaha Dhaqanka(Xurmadooda Mudan).
-Golaha Aqoonyahanka G10(Amaan iyo Abaal lama Illaawaan ah).
-Gudigii Qaban-qaabada Shirkii Taleex(Amaan).

Agaasimaha Sanadka 012-Dadaal-Karti iyo Masuuliyad
Agaasimaha Guud W.Adeegyada Bulshada(Xassan Cali Aw Yuusuf)
-Dhaliil-Maqnaashaha Xubno Golaha Fulinta ah mudo dheer ah.

-Horumarka Degaamadda Khaatumo:-
-Kaalinta 1-aad:-Furiraanta Garoonka Diyaaradaha Degmada
Taleex.
-Kaalinta 2-aad:-Furitaanka Faraca Buuhoodle Jaamacadda
Geeska Afrika.
-Kaalinta 3-aad:-Iskuulka Waxbarashadda Degmadda Dharkeyn-
Geenyo.
-Madrasadda Daara-Salaam Buuhoodle(Amaan).
-Machadka Islaamigga Widh-Widha(Amaan).

-Ururadda Samafalka:-
-Kaalinta 1-aad:-Daryeel Dalka Iyo Dadka.
-Kaalinta 2-aad:-Ururka Sahan Iyo Hey'adda Isha.
-Kaalinta 3aad:Ururka GabdhahaKh/NL iyo Gabdhaha Kheyraad.

-Degaamadda Khaatumo 2012:-
-Xarunta Taleex Iyo Bulshadeedda(Daraan Wanaagsan)
-Degmada Boocame Bulsho Marti Soor Wanaagsan(Dhaqan Gobeed).
-Degmadda Buhoodle(Barbaarta Gaashaaman).
-Degmadda Awr-boogeeys(Dadaal iyo Gurmad).
-Shakhsiyaad Amaan Mudan(Dadaalkooda):-
- Sh.Mubaarak(Gudoomiyaha Naafadda G/Sool)Camal Kheyr.
-Xassan Baad(Gudoomiyaha Gudigga Dhismaha G/Buuhoodle)dadaal.
-Dr-Sh.Cabdi Shaafi(Gudoomiyaha Faraca Buuhoodle J/G/Afrika)
Dadaal Amaan Mudan.
-Mudane-Max'd Saleeban(Gaadh-haye)Ex Xildhibaan,Dadaal badan
dareen Wadaniyadeed(Mahad celin).
-Roodo Xassan Cali Aw-Yuusuf(Hindistay Calanka Khaatumo)Amaan.
-Dr-Max'd C/Raxmaan Ibraahim(Gudigga J/Khaatumo UK)Dadaal.
-Gudoonka Garoonka Sayid Max'd C/lle(Taleex).
-Dr-Axmed Cilmi(Jaaliyadda Khaatumo China)Wadani.
-Qoyska Reer Maxamuud Aw Muuse(ku deeqay dhulka dhismaha
Xarunta Agoomaha Buuhoodle(Maasha Allah)Mahad-celin.
-Maamulka Isbitaalka Laascaanood(Amaan)dadaal iyo Masuuliyad.
-Marwo-Canab Xassan(Uruurka Haweenka Somaalia)Wadaniyad.
-Marwo-Zahra Diiriye Gamadiid(Jaaliyadda Khaatumo Holland)Dadaal.
-Marwo-Maryan Goonle(Jaaliyadda Khaatumo Faransiiska)Dadaal.
-Mudane-Enj-Feysal Cabdi-Urur(Hey'adda Isha)Dadaal badan.
-Mudane-Maxamed Suleebaan Qadari(Amaan Gaar ah)Karti.
-Mudane-Rashiid Diiriye Faarax(Kh/Emaaraadka)dadaal badan.
-Marwo-Zeynab Xaaji Cali(Jaaliyadda Khaatumo UK)daaal badan
dhanka Camal kheyrka(Amaan).
-Sh.Cali Cabdi-Xaashi(Cali Dheere)Laascaanod(Camal kheyrka).
-Ururka Haweenka Laascaanood(Wadaniyadeed iyo Geesinimo).
 -Sugaantii Khaatumo Sanadkan:-
 http://youtu.be/KepNiUy3z0I- Kaalinta Kowaad-Khaatumo ha Dhaliyiin.
http://youtu.be/bvUQuP2UACw-Kaalinta Labaad-Gabeyga Bili.
 http://youtu.be/8YASRuwg4bI-Kaalin3- Sadexaad-Heestii Nabadgeli Bulshada.
-Abwaanadda-Yuusuf Maxamed Aden(Suusle).
-Abwaanada-Hayaad Geel-qaad.
-Hab-maamuus Gaar ah Abwaan-Jaamac Kadiye Cilmi.

-Dhammaan Shebekadaha Khaatumeeysan(Amaan Iyo Bogaadin).

-Jaaliyadda Khaatumo 2012:-
-Jaaliyadda Emaaraadka Carbeed(UAE).
-Jaaliyadda USA(Ohio iyo Minnesota).
-Jaaliyadda Bariga Afrika(Kenya Iyo Ugandha).
-Jaaliyadda UK(London iyo Birmingham).
-Jaaliyadda S/Afrika.
-Jaaliyadda Qadar(Amaan Gaar Ah).

-Hanbalyo ama Amaan:-
-Duco iyo Soo dhoweeyn(Garaadka Cusub Beesha Cumar Cabdi
Qayaad)(Garaad Cabdi-Nuur Cali Awdeer)Jubbaland degga.
-Amaan Shirkii Beesha Cali Geri Ahmed Garaad.
-Amaan Shirkii Beesha Guuleed Garaad(Barkad).
-Soo Dhoweeyn iyo rajo-wanaagsan Shirka loo balansan yahay
Beesha Jaamac Siyaad.
-Nabadeeyntii Sanadka 2012-Beesh C/Garaad(Qayaad)iyo Beesha
Guuleed Garaad Faarx(Barkad)(Allah Mahad Leh).

-Khudbadhii Sanadka 2012:-
-Dr-C/Raxmaan Max,d Cabdi Xaashi(Dareen Wadaniyadeed,qiiro
Somaaliyeed,aqoon,waayo ragnimo iyo khudbad daacadnimo iyo
xilkasnimo ku dheehan tahay(Golaha Barlamaanka Hor-toodda)
loona qiray khudbadii run iyo xaqiiqo sheegida)Amaan gaar
ah.
-Proff-Cali Khaliif Galeyr(Shirkii Khaatumo Taleex,Xikmad,
Xeel dheerid,Aftahanimo iyo xaqiiqo qeexid)Amaan gaar ah.

-Munaasabada 40-Guurada Af Somaaliga Shakhsiyaad Xusid Mudan
Degaamadda Khaatumo asal ahaan ka soo jeeday:-
-Halyeey-Ustaad Sh.Aw Jaamac Cumar Ciise.
-Halyeey-Proff Axmed Cartan Xaange(Aun-aamiin).
-Halyeey-Axmed Cali Abokor.
-Sidoo kalle-Halyeey-Oday Daahir Af Qarshe(Aun-aamiin).
-Halyeey Proff-C/Raxmaan Ceeydid Dhab-dhable(Aun-aamiin).
-Halyeey Proff-Ibraahim Abyan(Aun-aamiin).
-Halyeey Dr Ustaad-C/Casiis Daqare.
-Halyeey Proff Xeyd.
-Halyeeyad Drs Jawaahir Xaaji Faarah.
-Halyeey Proff Ibraahim Gedlle(Aun-aamiin).
-Halyeey Ustaad Cali Mire Cawaalle(Cimri dheer-aamiin).
-Halyeey Dr-Muuse Yuusuf(Aun-aamiin).

 -Maah-maah ama Erayada ku Haboon Reer Khaatumo:-2013-ka.
1-Faaloone Fadhi kama Qodna.
2-Ama Guusha Khaatumo ama Ina-Gumeednimo.
3-Waa Lama Hudhaan Cawska Jiilaal.
4-Mel Hoo u-Baahana Hadal kuma Bagsooto.
5-Midnimadu Guul kala Yaacuna Dhawaaca Khasaarihiisa leh.
6-Horgalenimo Dhaqan Gumeed(Ceeb,Magac xumo iyo Sharaf dhac).
7-Ninkii Seexdaa Saciis Debi Dhalaayaa(Dhalaa).
8-Hawl kama daalooyinoow Khaatumo weli waa Hayaan.

NB:Xulashadu Waa Aragtideeyda Khaaska ah sida eey dhigeeyso
Maamul,Ururka,Kooxda iyo cid kalle kama turjumeeyso.
mukhtaar@allssc.com
 -Ustaad-Xassan C/Laahi Sh.Maxamed(Xassan Carab). -sharifhassan50@hotmail.co.uk -Dec-31-2013.

Short URL: http://allssc.com/?p=49542

Posted by on Dec 31 2012. Filed under Fikradaha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery