Xaglotoosiye Oo Noqday Cadowtoosiye (Shalay iyo Maanta) Daawo Video Shaqsiyada Dhabta Ee Cadowtoosiye Ka Turjumaya

Allssc: Hogaamiyhii hore ee SSC ee u xuubsiibtay “Mujaahid SNM Ah” oo uu sida uu ina Cali Waraabe videogan ku sheegay ku mutaystey maadaama uu u goostey SNM si tolkiisa loo saxuuqo isna caqaar iyo jago cadquudhsi ah u qaato. Hadaba shacabka SSC oo ka dheregsan shaqsiyada Cadowtoosiye anagoo aan ku dheeraanayn waxaad nala daawataan video si wanaagsan laysugu dubariday oo ku tusaya musasalkii Xaglatoosiye to Cadowtoosiye.

Halkan Hoose Ka Daawo

Halkan Ka Daawo

Allssc News Desk

Allssc@allssc.com

Like!
0
mnssc mnpls - mnssc
mnssc has written 566 awesome articles.

Comments:

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>