Waraaq Wareegto Ah,Oo Kaso Baxdey Madaxtooyada Maamulka Khaatumo State, Iyo Shir-weyne Loo Iclaamiyey Sanad Guurada Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia.(Akhriso)

Buuhoodle(Allssc)-Yadoo aynu wada ognahay in maamul goboleedka Khaatumo State Of Somalia uu qaan gaadhey, Marka laga bilaabo sanadkii la aas aasay maamulka Khaatumo State Of Somalia, Waxaa soo dhaw maalmaha bisha soo socota sanad guuradii 1aad ee maamulka goboleedka Khaatumo State Of Somalia.

Mar uu caawa agaasimaha shabakada allssc.com xafiiskeeda magaalada Buuhoodle uu ugu tagay Mudane; Madaxweyne Maxamed Yuusuf Jaamac xafiiska madaxweynaha ee magaalada Buhuodle,Waxa uu wareegto sharciyeysan kasoo saarey madaxweynuhu sanad guurada 1aad ee maamulka Khaatumo State Of Somalia,Oo ku beegan 13/01/2013 bisha soo socota.

Hadaba waxaa dhamaan umada reer Khaatumo State Of Somalia la ogeysinayaa in ay kasoo qeyb galaan shir-weynaha loo qabanayo sanad guurada maamul goboleedka Khaatumo State Of Somalia, Oo ka dhici doona caasimada ku meel gaadhka ah ee magaalada taariikhiga ah ee Taleex.

Hadaba Hoos Ka Daawo Warqada Wareegtada Ah Ee Kasoo Baxdey Xafiiska Madaxweynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Ee Magaalada Buuhoodle.

Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
hiiradcali@hotmail.com
Tell:0025224471386
Buuhoodle G/Cayn.

Like!
0
  • Like!
    0
admin
admin has written 1161 awesome articles.

Comments:

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>