Tahniyad Aroos:- Mudane,Cabdillaahi Cabdisamed Ismaciil Iyo Marwo, Hinda Axmed Cabdillaahi Oo Arooskoodu Ka Dhacay Deegaanka Somalida Ee DDS Ethiopia, Ee Duleedka Buuhoodle.

Buuhoodle(Allssc)-Waxaa halkan tahniyad ka diraya dhamaanba qoyska reer Aar, Waxaana tahniyadan loo dirayaa lamaanaha arooskoodu dhawaan ka dhacay deegaanka Somalida ee Dowlada Ethiopia, Lamaanahan oo kala; Mudane, Cabdillaahi Cabdisamed Ismaaciil Cabdullaahi Aar iyo Marwo, Hinda Axmed Cabdullaahi Xasan Qanbi.

Hadaba liiska tahniyada loo dirayo lamaanahan ee hada nasoo gaadheysa ayaa u dhigan sida tan:-

1.Awoow, Ismaaciil Cabdillaahi Aah.
2.ayeeyo, Dahabo Daahir Caalin.
3.Axmed Ismaaciil Cabdullaahi Aar.
5.Maxamed Ismaciil Cabdillaahi Aar.
6.Ibraahin Ismaaciil Cabdillaahi Aar.
7.Aamina Ismaaciil Cabdillaahi Aar.
8.Hinda Ismaaciil Cabdillaahi Aar.
9.Canab Ismaaciil Cabdillaahi Aar.
10.Nimco Ismaaciil Cabdillaahi Aar.
11.Cali Cabdisamed Ismaaciil ==
12.Axmed Cabdisamed Ismaaciil ==
13.Maxamed Cabdisamed Ismaaciil==
14.Maxamuud Cabdisamed Ismaaciil===
15.Cabdiqaadir Cabdisamed Ismaaciil ===
16.Xamse Cabdisamed Ismaaciil ======
17.Mustafe Cabdisamed Ismaaciil ===
18.Barwaaqo Cabdisamed Ismaaciil ====
19.Farduus Cabdisamed Ismaaciil ====
20.Nadiira Cabdisamed Ismaaciil ===
21.Cawo Cabdisamed Ismaaciil ====
22.Hooyo Xiis Xasan Cali iyo Aamina Sulub Aadan.

Dhamaanba qoyskani reer Aar waxay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan lamaanahan is calfadey oo arooskoodu dhacay 24/11/2012 kana dhacay dowlad deegaanka Somalida ee ethiopia, Mee 30 kilomiters u jirta xadka Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, Waxay leeyihiin Wiil iyo Caawo Gabadh Iyo Caano, Aaamin Aaamin Aaamin.

Like!
0
admin
admin has written 1159 awesome articles.

Comments:

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>