Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

(Daawo Video, Dhegeyso)Saleebaan Wejixaad Iyo Aadan Cabdilaahi Shuuriye OO Ah Ku Dhawaaqayashii Go’aanadii Shirkii Taleex Oo U Hambalyeey Shacabka Khaatumo Oo Allssc Waraysi Siiyey (Dhagayso).


Allssc(MN) Waxaa dhowaan u suurto gashay shabakada Allssc.com inay warysi la yeelato Saleebaan Maxamed Samatar “Saleebaann Weji Xaad” Iyo Aadan Cabdilaahi Shuuriye oo ka mid ahaa ka qaygalayaashii kaalinta libaax ka qaatey shrkii Khaatumo2 ee lagu qabtey magaalada taariikhiga ah ee Taleex. Saleebaan Weji Xaad iyo Aadan Shuuriye ayaa ahaa labadii nin ee ku dhawaaqay go’aanadkii ay bulshada SSC ku gaadhay magaalda Taleeh ay ku go’aansadeen inay dhistaan maamulkooda Khaatumo State . Aadan Shuuriye ayaa isagu ahaa afhayeenka shirka, halka Saleebaan Wejixaadna ka mid ahaa xubnha gudiga dhaqaalaha iyo logistics -ka qabsoonka shirka. Labadan halyey ayaa ugu hambalyeynaya shacabka Khaatumo sanadguurada 1aad ee Khaatumo State oo ku beegab Sabti 01/12/12.

Halkan Hoose Ka Dhagayso

Halkan Ka Dhagayso

 

Allssc News Desk

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=47651

Posted by on Dec 11 2012. Filed under Jaaliyadda ssc, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery