Faarax Maxamed C/laahi Oo allssc Uga War Bixiyey Shirka Dhowan Lagu Wado Inuu Ka Furmo Dandan(Dhagaysi haboon)
London(Allssc): Faraax maxamed c/laahi (faraax dalab) allssc uga xog waramay meesha uu marayo shirka laga filaayo inuu dhowaan ka furmo magalada dandan ee gobolka cayn xaladda shirka magalada dandan beelwaynta jamaac siyaad shirkaas oo gogashisa uu fidiyey xurmadle chief caaqil c/risaaq jamaac cabdi bille.
25 bishaan ayaa lagu rajo wayn tahay in beeshaasi shir xaasaasi ah ku yeelato magalada dandan shirkaan oo ah mid in badan laga dhursugayey ayaa lagu wadaa inay ka soo baxaan go,aamo adag oo wax ku ool ah iyo in beeshay aad ugu lafa gurto xalada deegana khaatumo state ka tagaan hada,iyo dhibaatada baahday ee sii kordhaysaa
hood ka dhagayso codka
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Halkan Ka Dhagayso
mukhtaar muuse
mukhtaar@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=48439












