Madaxweynaha Awdal State:- Loolanka Iyo Doorashooyinka Jabhada SNM Maaha Mid Aan Aqoonsanahay Mana ah Mid Naqusaysa Doorashooyinkoda Iyo Fikirka Gooni Noqoshadooda (Daawo+Dhegayso)
Muqdisho(Allssc): Madaxweynaha Awdal state oo u waramay Warbaahinta somaliyeed kasatan Ishawarka ayaa u sheegay in loolanka iyo Is jiid jiidka Doorasho aysan ahayn arin qusaysa Beelaha Dega Waqooyiga balse ay tahay mid ku kooban Beesha SNM ee iyado doonaysa inay helaan Beel Qaran ah. Madaxweynuhu wuxuu cadeeyay in aysan sinaba u soora galayn in Bulshooyinka reer Waqooyi ee aan ahayd SNM in ay la qaataan Fikirka guracay ee ay aamin santahay Beesha SNM midaas o ah in ay Somalia inteeda kale ka go’aan.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Halkan Ka Dhagayso
Allssc News Desk
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=46927












