Dhegeyso Prof: Cali Khaliif Galaydh Oo Waraysi Siiyey Idaacada Voice Of America “VOA”(Dhagayso).

Allssc(MN) Prof; Cali Khaliif Galaydh oo booqasho ku jooga Washington DC oo uu howlo shaqo u tegay ayaa dhowaan wareysi siiyey idaacada VOA-da. Prof Cali Kahliif Galaydh oo ak nin aqoon u leh siyaasada, aadna ugu dhuun daloola arimaha Soomaaliya ayaa waraysigiisa kaga hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada Soomaaliya. Prof: Galaydh ayaa wwaraysigan si hufan ugu sharaxay maamulka Khaatumo State, runtana ugu sheegay idaacada VOA sida ay uga gaabisay ka hadalka mowqifka maamulka Khaatumo.

 

Halkan Hoose Ka Dhagayso

Halkan Ka Dhagayso

 

Allssc News Desk Minneapolis

Allssc@allssc.com

 

Like!
0
  • Like!
    0

Comments:

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>