Daawo Laba Kamida Tuugta Habeenkii Wax Ku Baadha Xafada Islii Kuwaas Oo Si Xun Loo Garaacay (Fadlan Hadaawan Hadaadan Awoodin + Dawo MAqal Muuqaal).

Nairobi(Allssc): Waxaa gacanta lagu dhigay Laba Tuug oo ah kuwa habeenkii baadha Shacabka ku dhaqan Xaafada Somalidu ku badan tahay ee Islii. Tuugtan oo faldanbiyeed gacanta kula jiray markii la qabtay aya adhac iyo boob wakhtiyada habeenkii ah u gaystay Dadka xaafada Islii. Tuugtan aya awax ku baadha qalab kala duwan oo ay ka midyihiin Tooreeyo,Baastoolado iyo Bangado iyaga oo qofka nabaro waa weyn u gaysta inta aysan wixiisa qaadan, waxaana mararka badan dhacda in nabarada ay tuugta u gaystaan dadka ay u dhintaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Sida Sharciga Loo Marsiiyay

 

Halkan Ka Daawo

Allssc News Desk

Allssc@allssc.com

Like!
0
allssc Kaligii Duul - Kaligii Duul
allssc has written 4129 awesome articles.

Comments:

Leave A Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>