Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Daawo Cadow Toosiye Shalay Iyo Maanta (Daawo Dhaartiisii Nairobi Iyo Nacnacdiisii Hargaysa)

Lascanod(Allssc): Goobta Nairobi ayay hayad markii Saleebaan Ciise oo hore loo odhan jiray Xaglo-Toosiye balse markii danbe ka doortay Cadow-Toosiye kaas oo Kitaabka Alle ugu dhaartay in uu ka shaqayn doono una adeegi doono Rabitaanka Shacabka SSC. Dhaarta Cadow-Toosiye waxaa ka danbayay inuu u dhababaceeyo kuwii duleeyay isaga oo iska dhiibay magaalada Hargasya SNM ay ku casumeen Qaad iyo Qaaci kaas oo xiska ka qaaday Cadow-Toosiye oo awalba Ciir Ciirayay.

Halkan Hoose Ka Daawo Maqal Muuqaal

Halkan Ka Daawo

Allssc News Desk

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=47973

Posted by on Dec 15 2012. Filed under Fikradaha, Jaaliyadda ssc, Khatumo2, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery