Halkan Ka Daawo Qaybo Kale Oo Ka Mid Ah Shirkii Gudiga Fulinta Khaatumo Layeesheen Jaaliyada Minnesota, USA (Daawo Maqal Muuqaal).
Allssc(MN) Waxaan halakn idiinku soo gudbinaynaa video sawiro laga soo qaaday shirkii ugu danbeeyey ee golha filinta Khaatumo State ay la yeesheen jaaliyada Khaatumo State ee MN. Xafladan oo sidaanu hore idiinke soo gudbinay si heersare ah uga dhacday magaalda Minneapolis ee gobolka MN, USA. Hadaba halakn hoose kadaawo qaybo kale oo ka mida sawiradii iyo khudbadihii xaflada.
Sawiradii Xaflada
Gudida Fulinta Khaatumo State oo la Shray Jaaliyada Khaatumo Slideshow: Allssc.com’s trip to Minneapolis was created with TripAdvisor TripWow!
Short URL: http://allssc.com/?p=46275













