Gudi ay ku Mideesanyihiin Dhamaan Beesha Dhulbahante EE Dagta Jubooyinka Ayaa Maanta Looga dhawaaqay Nairobi.
Waxaa magaalada nairobi ee caasimada kenya looga dhawaaqay gudi ay ku mideesanyihiin odayaasha iyo waxgaradka daga jubooyinka iyagoona shirkoodii ka soo saaray go aamo iyo gudi looga dhawaaqay goobtaas.
Kadib marki la isla gartay gudiga iyo qaabdhismeedkiisa waxaa la isla qaatay oo kale in la diro wafti uu hogaaminayo janaral Ali Sabareey oo bari ka baxaya magaalada nairobi iyagoona ku sii fooleh magaalada kismaayo.
Sidoo waxaa arinta gudiga iyo shirka hoosta ka xariiqay Hugaas xuseen ugaas baqow oo ah ugaaska guud ee jubooyinka asagoona la qaatay arinta wanaagsan ee ay gudigan ku dhaqaaqeen.
Qaab dhismeedkii gudiga hal kan hes ka ego
naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=44459













