Xaglo Toosiye Oo Dhiigii Shacabka Reer Khaatumo Wasaarad Ku Badashay
Hargaysa(Allssc): Horjoogaha Maamulka SNM-ta Ayaa waxaa uu umagacaabay xoglo toosiye Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Ee Maamulka SNM-Ta xalo ayaa sheegay hadii loo magacaabo jagadan in uu ilaabayo dhibaadadii iyo xasuuqii ay gaysteen siilaanyo iyo ciidankiisa kuwaaso gumaad badan u gaystay shacabka reer khaatumo.
Hadaladii siilaanyo ugu jawaabay xaglo abay xaglo ayaa waxaa ka mid ahaa waxaad tahay nin u baahan yahay dadka iyo dalka hadiiba aad tolkaa xasuuqii aan u gaystay aad ilowday saacadan laga bilaabo waxaad tahay Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Ee Maamulka aan anigu hor joogaha ka ahay.
Xaglo oo bulshada reer khaatumo ay si wacan u wada yaqaanin jileeciisa iyo sidoo kale in uu yahay caadaqaate wayn ayaa ayaa waxaa uu siilaanyo kaga raadsaday igu halee in aan oo xero gasho bolalala reer khaatumo ah balse wuxuusan ogayn sida loogu diyaar garoway in gacan bir ah lagu qabto hadii uu deegaanada reer khaatumo soo galo haka shaqayso wasaarada uu ku iibsaday dadkiisa hargaysa iyo burco.
Allssc@allssc.com
Allssc@hotmail.com
Allssc3@gmail.com
Naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=43182













kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
asc waxaan mid leeyahay xagle toosiye waxaad tolkaa ka wayday nin ku jiidh necab hadhka kuuma jiid una maleeynaayo in aad habeen ku ladaysid . waxaan mid leeyahay beesha dhexe waxaad kala daaysaan dhulka ayaa ah sland dadku maahaa waa faqasha. meesha uu siirannyo idunku waado maydaan garan dadka khaatumo waxaan leeyahay xagle toosiye wuxuu idin kala tagay munaafqanimadii uu qarsanaayey khaatumo guul
Ogaysiis,ogaysiis,ogaysiis??????? Jagooyin ka bannaan kooxda SNM
Wasiirka Qaadka
Wasiirka Qaadiro
Wasiirka Murqaanka
Wasiirka Dubaabka
Wasiirka Reebiska
Wasiirka Geerashka
Wasiirka Mingiska
Wasiirka Xabaalo qufka
Yaan lagaa buuxin degdeg Xirsi Gaab arjiga u soo gaadhsii
Xaglo wuxuu qoorta iskaga maroojiyay taar aan ka fuqayn, dabcan waa nin kafantiisii dhex galay oo xabaal uun sugaya. Hadii uu waxoogaagii kalsoonida ahaa ee tolkii siiyay markii uu u muuqday nin ka dhiidhiyay dhibta dadkiisa haysatay uu maanta cadaystay oo kaashgaraystay waa god gal ee midhaa ogaada.
waxaan dhamaan salaamayaa wallaalaha ,ama mujaahiddiinta qorra webkan
allssc,aad baad ugu mahadsan tihiin,wararka hufan ee xallaasha ah ee aad ,
dharaar iyo habeen u haysaan dadkiina sharafta baddan.
waxaan iddiin sheegayaa wallee inaan saleebaan waxba soo kordhinayn.
saleebaan waxaan leeyahy macaqli badnid ma.maantaa xirsi gaab iyo duur
hoos kaaxamanayaan cakuye nin liita,
illayn ceeb looma dhinto.
waxaan kuu sheegayaa,denbiile ayaad katahay caro dhulbahante,soo raac
bal waxaad kordhiso aan aragnee,waxaad lamid tahay xaaraamiintii hore u joogay
xaarsade,cimaan nacas,is xanbaar masoo koobi karo bal maxaad ku kordhindoontaa,waa waxba.
addeer iska qayil waxaagiina wallaaqo,dawddii waalidana ha.illoobin.
hahahahaha
waar ninku fududaa oo waalanaa…markuu Puntlaand tegey 2009kii waxaa loo ogolaaday wasiir buuxa wuu diidey….maanta wasiir SNM ah ayuu qaatay…..waa nin aan xishoonayn…..kuwa wasiir ka dhigtay waa niman doonaya inay reer kHAATUMO kala qaybiyaan laakiin wiil fudud haday kaxaysteen waxba uma kordhin……..Guul Khaatumo
This guy is most idiot guy I’ve ever seen and a liar
Shame on you bastard
xagale toosiye shaqada waxaa laguugu magacaabay inaad buuhoodle ka dhigtid sida laascaanood loogu gumaadaayo waxaad ogaataa gaas koowaad 24/7 una malaynaayo inaad calanka xabaalaha ka saaridoontid jagoogooyinka snm kabanaan wasiirka kabaqaadka guul khaatumo midnimada soo maaliyana waa muqadis
waxaan salaamayaa shacabka reer khaatumo waxaan odhan lahaa labo qodob mid waxaan leeyahay snmta waxaan leeyahay xaalkiinu waa nin daad qaaday xunbo cuskey waad ogtihiin in nimanka aad shaqa gashanaysaan cidna matalin caqgna dhigi karin dhulka khaatumo waa uun niman idiin soo shaqo tagay. midna waxaan leeyahay nimanka shaqa tagay waxaan leeyahay horey ayuu uyiri garaad jaamac garaad cali israaiilba carab ayaa ushaqo tagta marka dhuunigiina qaata munaafaqna marka laqabto waad garanaysaan meesha uu galayo marka shacabkaad kasoo jeedaan makafakari kartaan sida dhibta looga badbaadin lahaa idinkoo sandareeradiina qaadanaya. takale waxaan leeyahay shacab weynaha khaatumo hangaraarac lug keliya uma dhutiyo nimanka waxay ahaayeen munaafiqiintii idinku dhgex wareegaysay hadana qudhunkii kabuuxay ayaa cadaaday marka katashada go’aankii odayaashu horey uqaateena gacan kudara marka aad gacan kudhigtaana yeysan sii raaq raaqine gacan bira lagaadha
dhaman waxan salamayen aan shaqaahalah allssc isda wacan ee aya dadka dalka ugu shaqey nayaanab ninkan xagol waa nin ay udhamaatey kkkkkkkkkkkk
asc dhamaan reer khaatumo state of somalia
cadow tosiye oooo ku badashay dhiigii dhalinta reer khaatumo
wasaarad uuna noqday wasiir ninkuu ku fadhiyay lafahii
dhalinyaradii xaq udirika ahaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
loogu na dhiibay inuu ka dhigo buuhoodle sida laaska oookale
lkn waa hbnkii xalaye tagay inay ugacangasho wale
laaska na waaa la iskugu iman insha alaaah
balse waxay ila tahay aniga inuusan imandoonin degaanada khatumo
haduu soo hindisana waa haduu soo dardaarmay
dhaamaan reer khaatumo salaan sare midnimo iyo guul xaartoosiye waxba u kordhin maayo kuwa uu u tagaaba inagana wax inlama tagin khaatuma maanta iyada ayaa loo baahanyahay dawladii soomaaliyeedna cagaha heeda ayeey ku is taagtay meel lakala tgaayana ma jirto
CAD-QUUDHEED !
inkasto durdur iyo dabaal galo Doofaar abidkii ma daahiro !
Cadowtoosiye ma hadeer baad ku baarugteen liidnimadiisa ?
Awelba wuxuu ahaa doqon jilicsan balwadna u dhertahay oo miyirkisu joogin
sowmaaha kii lumay oo sanad la raadinayey meel ujiro isago sheegtay inuu yahay
hogaanka ssc sow maaha kii baxsaday dagaalkii Kalshaale
Horgalahani ayaa Shacabkiisa Ku Iib Sadey Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta oo Lagu Xidhay Inuu Ku Soo Xero Galiyo Shacabka Khaatumo.
Jagooyinka horgalada iyo cadquudheedka u qoondaysan.
1 wasiirka dhirta iyo duurjoogta ( shinbiraha, harimcadka, galoolka )
2 wasiirka dibudejinta (xabaglayasha idorka qurbaha la qabsan waaya)
3 wasiirka warqadaha iyo ujawaabida maamulka dadka reer Khatumo
Waxa la dhowraya sida ay ula xisabtaman dadweynaha xalasha ee reer Buuhodle oo marnaba ogolanayn dulmiga dhiigyacab siil-laanyo..