Agaasimaha guud Wasaarada Arrimaha Bulshada Ee Maamulka Khaautumo State”Xasan Cali Aw-Yusuf” Oo Ka Jawaabay Baaq Cabasho Oo Ardayda Samatar Baxnaan School U Direen Maamulka Khaatumo(Dhagayso).
Muqdisho(Allssc): Malinimadii Shalay waxaa Baaq soo saaray Ardayda Schoolka Samatar Baxnaan, Baaqaas oo ay Ardaydu u direen Maamulkoda Khaatumo State iyaga oo Mamaulka Khaatumo uga cawday Arday deeq wax barasho Maamulka khaatumo uu dhowana uga helay Dalka Turkiga. Xoghayaha oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa faahfahin dheeraad ah ka bixiyay.
Waxaanu ka Cudur Daaranaynaa Maqalka Hawada oo aad u adag Dalka Somalia, mararka qaarna ay adagtahay in sifician loo maqlo waraysiga.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Halkan Ka Dhagayso
Allssc News Desk
Mukhtaar@allssc.com
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=42981












