Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Xog Culus faroole Oo Sheegay In La Soo qabto Cabdiwali Cali Gaas Iyo Cumar Mohamud Oo Hubkoodii Diyaarsaday.

Warar hada soo gaadhay shabakada codka shacabka ee allssc ayaa sheegaya in horjoogaha nabad diidka ah ee garoowe ka taliya cabdiraxmaan faroole uu amar ku bixiyay in la soo qabto raysul wasaarihii hore ee soomaaliya cabdiwali cali gaas.

Faroole ayaa wxaa uu sheegay in ciidamada amaanka ee beelaha majeerteenn ay soo qabtaan gaas asagon ku jira guriga Boqor Burhaan Boqor Muuse waxaan uu doonayaa ayuu yidhi in uu igu qabsado xilka puntland ee aan ku dhufsaday mudada 10 sano ah.
Wararka isasoo taraya ayaa dhanka kale waxaan la xidhiidhnay magaalada gaalkacyo sida looga dareen yahay xaalada caqiran iyo duulaanka qaawan ee lagu soo qaaday cabdiwali gaas waxaan naloo xaqiijiyay in gaas beeshii uu ka dhashay ee cumar mohamud ay diyaarsadeen gawaaridoodii xaaladuna ay cirka isku shareertay .

Waxaan hada socoto waan waan la doonayo in lagu soo furto cabdiwali gaas oo ku jira guuriga boqorka magan ahaan si looga bad baadiyo faroole iyo ciidamdisa beesha ciise mohamud wixii war ah ee ka soo kordhaa xaaladaas kala socda allssc.

Waxaa xusid mudan in Faroole Cabdiweli Gaas, shirqool siyaasadeed oo gurancan u dhigay kadib markii uu faraha lasoo galay xildhibaanadii Khaatumo state, kadibna uu ku waanyey rajadiisii inuu noqdo madaxweyne ma ra’issalwasaare Soomaaliyeed. Ina Gaas ayaa u tafaxaytey inuu kursiga X-Puntland ku qabsado Faroole maadaama uu tiisii seejiyey. Faroole oo aad ugu feejigan sidii uu kursiga u ilaashan lahaa ayaynu eegnaabal meesha siyaasad xumadiisu geyso. Gaas ayaa waxaa kula taliyey reerkiisiisa inuu Faroole meesha kaqaado maadaama uu ugu magac dheeryahay hada Cumar Maxamuud.

allssc@allssc.com
allssc@hotmail.com

Short URL: http://allssc.com/?p=44327

Posted by on Oct 30 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Xog Culus faroole Oo Sheegay In La Soo qabto Cabdiwali Cali Gaas Iyo Cumar Mohamud Oo Hubkoodii Diyaarsaday.”

  1. `meeshaas xataa hadii laysku qaad qaado sow ma ogidin in dhulbahante ilaa 2000 ah xerada 54aad joogaan iyagaa furinta la geynayaa .

  2. Ar kan nacaska ahe ku leh ciidan dhulbahanta nala joga bal eg ciidanka dhulbahante miyu ku w…. maxu ka ag qabanaya nacasyahow nacasku dhalay dhulbahante hadhcad bu ka tashaday wali ma ka samri ladahay

  3. mohamuud

    oo meel xun bay ka maraysaaye eeygii futoolee waa markuu ciin daaqi lahaa haduu cumar maxamuud isku taabtaabto ,riyahana waa laga soo xaraynayaa

Qormadaada

Photo Gallery