Xaglotoosiye oo qaadireysan ayaa hadalo isku dhexyaac ah ka jeediyey Xafladii Idaacada SNMta ee Hargeysa(Dhageyso Caadaqaate Xaglo)
(Allssc) Caada qaate Xaglo ayaa sidii aan horeyba idiinku soo bandhigney sawiradiisii ka qeybgaley xaflad lagu daahfurayo waxay ugu yeedheen Idaacada Hargeysa oo ku hadasha codka Jabhada SNMta ee uu hogaaminayo Siilaanyo.
Xaglotoosiye ayaa isagoo aad u qaadireysan ku dhex seexdey xafladaas oo ku luloodey kursigii uu fadhiyey.’
Xaglo ayaa hadaladisa ka muuqatey isku dhexyaac iyo qaadiro isagoo sheegey in uu ka qaybgalayo xafladan isagoo wali aan xil wareejin la sameyn…Ceeb…… waayaabe goorma ayey jirtey wasaarada dib u dajinta ayaase madax ka ahaa arintaas jawaabteedawaxaan u deynayaa akhristayaasha sharafta leh…….
Xaglotoosiye isagoo baryootamaya ayuu wuxuu ka codsadey wareyiyassha SNmta in ay si wanaagsan u isticmaalaan idaacada kuna daraan ama ka shaqaaleysiiyaan dadka aan u dhalan SNMta (Bariga)
Hadaba dhagahiina uga bogta caadaqaate Xaglotoosiye oo ku dhexyaacey.
Riix halkan hoose oo dhageyso.
Halkan Ka Dhagayso
Short URL: http://allssc.com/?p=43573














