Xagee Ayuu Ku Danbeeyay Heshiikii Ethopia Iyo ONLF Ee Lagu Qabtay Nairobi(Video)
Waxaa dhawaan shir balaadhan oo lagu wada hadashiinayo Ethopia Iyo ONLF uu ka dhacay caasimada kenya ee nairobi shirkaas oo ay joogeen goobjoogayaal ka tirsan dawlada kenya reer yurub iyo dawlada kale ayaa waxaa ka warbixiyaya qaabkii uu u dhacay iyo isfahanwaagii yimi masuuliyiintii ururka ONLF.
HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA
Naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=44293












