Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Xaflad Xilwareejin Ah Oo Si Aad U Qurux Badan Loo Soo Habeeyay OO Lagu Qabtay Swedan Stcokholm()Daawo Sawirada

Furitaankii xaflada iyo sidii caadadu ahayd aayadaha qur aanka iyo muxaadaro waxaa lagu soo dhaweeyay shiikha reer swedan shiikh Cumar saalax afwayneintaas kadib waxaa toos u furmay xafladii xil wareejinta.

Xafladan sida heerka qaran loo soo agaasimay ayaa wxaa aay ka dhacday holka shirarka ee folkhuset Rinkby halkaas oo ay iskugu yimaadeen dhamaan jaaliyada khaatumo state of somalia waxaana si qurux badan loola kala wareegay xilalkii ay horay u hayeen masuuliyiintii matilayay jaaliyada iyagoona u igmada jaaliyad cusub si ay halkoodii uga si wadaan halgankii ay u hayeen maamulka khaatumo.

jaaliyadan swedan ayaa ah mid ka sheegan jaaliyadaha kale sida wanaagsan ee xilalka ay is kugu wareejiyaan iyo sida ay ugarab taaganyihiin maamulkooda khaatumo state of somalia waana xilkii sadacaad ee lala kala wareego ilaa xiligii maamulkii la odhan jiray SSC kadibna maamulka khaatumo ayaa la wareegay iyadoona hada mas uuliyiin kale oo khaatumaysan lagu wareejiyay xilka jaaliyada Stcokholm.
Sida loola kala wareegay xilka iyo Iyo sawirada hoos ka daawo
Guddiga cusub Eng. Cabrashiid Xuseen sugulle –

Guddoomiye shukri maxamed Xasan
G/xigeen DR. Cismaan

Qasnajiga koowaad maryama yusuf ismaaciil

Qasnajiga 2baad xaliimo bile cabdi

Xoghayn cabdifataax c/llahi dalmar

xidhiidhiyaha jaaliyadda iyo khaatumo( coordinator)

Afhayeenka axmed cabdi xuseen (saakin)

Guddigii hore waxaa u hadlay oo xilka wareejiyey Guddoomiyihii
Xasan yusuf ismaaciil ( majabe)

Guddiga odayaasha ee hawsha soo diyaariyey

Cqaadir yusuf jamac-gabalaax
Aadan xaashi
Cumar saalax maxamud
Dr. cali maxammed x hiirad
Maxamuud maxmaed (sujuwi)
Cabdalle faandhe
Cabdirashiid y ismaaciil (neenyo)
Jama maxamed aadan (ruush)


Jaaliyada khaatumo state ee swedan ayaa koobka xilwareejinta u qaaday jaaliyadaha kale ee reer khaatumo waxaan lagu tilmaami karaa in wadaniyada khaatumo in ay aad ugu wayntahay shirarkooda dhaqaalaha hadii ay noqoto caafimaadka deegaanada iyo wax barashada ka qayb qaadashadeeda.


Wariye kayse jaamac saalax
Kayse958@hotmail.com
r muniir_10@hotmail.com

Short URL: http://allssc.com/?p=43408

Posted by on Oct 16 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery