Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Xaflad Qalinjabin Oo Xalay Ka Dhacdey Hool ka Dusiga, New Forum Private School, Oo Ku Yaala Magaalada Buuhoodle.Sawiro+Warbixin

Buuhoodle(Allssc)Xaflad qalin jabin oo ay soo agaasimeen macalimiinta wax ka dhigta dugsiga Tayada Aqooneed ee” New Forum Privite School” oo ku yaala gudaha magaalada Buuhoodle.

Xafladani oo ahayd mid aad u qurux badan isla markaana loo qabtey 12Ardey oo yagu ku guuleystey maadadoodii amaba Course sadii ay markaasi baranayeen, Ugu danbeystiina maamulka ka dugsiga New Forum Private School uu u qaban qaabiyey Xaflad aad u qurux badan.

Xafladani ayaa ahayd mid ay kasoo qeyb galeen qaar ka mid ah Cuqaasha gobolka Cayn,Culimaaudiin,Ganacsato, Xubnaha gobolka Cayn ee maamulka Khaatumo State.

Xafladani ayaa ahayd mid lagu sagootinayay 12 Ardey oo yagu dhameystirtey Course ay markaasi in mudo ah so wateen barashadeeda, Yadoo ay habeenkii xalay ahaana u muuqanayeen kuwo aad ugu faraxsan, Isla markaana u mahadcelinaya Macalimiintii sida qiimaha badan wax usoo barey.

Waxaana halkaasi qudbado aad u qiimo badan kasoo jeediyey, Qaar kamida Cuqaashii kasoo qeyb gashey, Maamulka Dusgsigaan, Ganacsato, Ardeyda qalinjabineysay, Iyo Marti sharaf aad u tiro badan.

Ugu danbeystii Hoos Ka Daawo Sawirada Munaasibada Qalin Jabin Ee Aan Idiin Ka Soo Diyaariney Dusgiga Barashada Coursoyinka Ee” New Forum Private School”.

Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
Free Call:0014406283800
Buuhoodle G/Cayn.




Short URL: http://allssc.com/?p=43119

Posted by on Oct 13 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery