War Wer Deg Deg Ah Qarax Ka Dhacay Magaalada Laascaanood
Qarax ah bamka ganta laga tuuro oo ka dhacay magaalada laascaanood oo la beegsaday meel meherad shaaha lagu cabo oo ku taal dhanka koonfurta suuqa madareemi qarax ayaa wax dhaawac ka soo gaadhay gabadh maraysa meesha uu ka dhacay qaraxu lamana garanayo cida ka danbaysay qarax lala beegsaday maqaaxida.
Wixii war ah ee ka soo kordhaa qaraxaas kala socda allssc
Short URL: http://allssc.com/?p=42695













waa ka xumahay gabadhaa dhawacu sogadhay
fulayga turayna waxaan leyahay hadi aadan hay wadne kada masakinta ha iib gayne waxaa laga yabaa kuwa ku dhawacmay in iyaga laxidhu oo hadhawna xadhigoda la iibasdo haduna ahyn kuwa mesha haysta ee markay wax yari dhacanab masakiinta mesha lagu haysto marba qaar madax furasho kadona