Comments on: Waxgaradka Gobolka Sool ayaa ugu baaqay maamulka Puntland inuu jaawaab ka bixiyo Qaaddad lagu gubey Qardho(Sawiro

By: guuraaye
marka hore ma oran karno halagubo hanti umad soomaaliyeed ama shixnad ganaci oo meel maraysa laakiin waxaan kawada dharagsanahay dhibaatada uu umadeena ku hayo qaadku shaqsiyan hadii lahelayo umad daacadka ah oo si simn ugubaysa qaadka waan taageeri lahaa waxaana wax laga xumaado ah nimanka caaqiliinta somaliyed sheeganaya ee qaadka u doodaya oo waliba hadalo hanjabaad ah raacinaya

By: mohamuud
doqomadan dhulkoodii lahaysto oo qaad u dacwoonaya damiir xumaa wuxu miyaysan dad nool ahayn

By: Jeeska
Marraa waaxid si fiican bay ugaleen hambalyo reer Qardho. Qaad bay la wadayaacayaan dhulkoodiina waa la haystaa kuwa wadana in la gubay ahayd.

By: cabdixaafid garaadka
miyayna  ahayn  waxaasi  colaad   dadku  ay  layaabaan  inajabuutaawi  waanin  dhulbahante  ah  wixiisa   waain  awood  looguraadiyaa     dha  maan  reer  khaatumo  haka  jawaabeen  oo  ficil  hakaga  jawaabeen   degdega

By: Adan Dawlad Shire
waxaa wax laga xumaado ah in dad hantidis micno daro lagu gubo, falkana mahan mid baajinaya hawlaha shirkada qadka ee laga leeyahay gobalada khatumo cidkasta barxad ay siday donto kayeesho way leedahay  hadaysan jawab kabixin  umadii waxas sameeyey cawaaqib xumada kadhalata inay mas uuliyadooda qaadi doonan

By: ahmed oday
boowe maxaa wiilashii cusman maxamud qaadka u gubeen ma aan halmar yar iyo weyn qiiqa qaadka gubtey kuwada murqaana mise tartan qaad walayaal baa loo gubay see arinku u jidhaa.

By: Cali ugas
REER Qardho ama reer pintland ma waxay la yimaadeen  gubista xoolaha ummadda somaliyeed  ,, oo may sharci u soo maraan oo joojiyaan qaadka gebigiisaba,, laakin sida tan si ma ahan iska gub

By: besteen
aad baanu u soo dhaweeneenaah daroogadada dadka iyo shacabkaba dhibtah ku haasah waxa aanu leenayah weliba joogto ha ka dhigaan inaay gubaan waayo waa daroogo dadka wax u dhimay ninkii dadka daroogadaa ka qabtanah waxa aay ka helayaan ajar baan aamin sanahay aniguh wabilaah taafiiqh