Wariyaha Waxaa Dilay Maleeshiyaadka Siilaanyo
Wariye Axmed Faarax Ilyaas “Axmed Saakin oo caawa lagu dilay magaalada laascaanod ayaa wararka hada naga soo gaadhay magaalada laascaanod waxaa ay sheegayana in ay dileen askar ku labisan direeska maleeshiyaadka SNM-Ta kadib markii ay rasaas kala dhaceen laabta iyo waliba madaxa.
Warar hoose oo hada nasoo gaadhay ayaa sheegay nimanka dilay in ay ahaayn sadax nin oo direeska SNM-Ta waxa waxaan mar kaliya ay la dhaceen rasaas wariyahan oo aan waxba galabsan una shaqayn jiray danta umada soomaaliyeed.
Dhanka kale mamulka siilaayo ayaa baryihii u danbeeyya laga nastay qaraxyadii ay ka maleegi jireen gudaha magaalada iyagoona maanta hawshii ay shacbiga ku layn jireen ay dib uga bilaabeen magaaladaas maanta duhurkii ayeey ahayd markii qarax lala eegtay dad rayd ah caawana waxaa xigtay in lagu dilay wariye Axmed Faarax Ilyaas “Axmed Saakin ilaahay ha u naxariistee.
Naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=43969













IIDOOR HA BADHEEDHAAN MAXAY ISU QARINAYAAN WIXII MEESHAA KU DHINTA IYAGAY NOOGU QORANYIHIIN WAANA LAGA XISAABINAYAA NAFTA HADDII AAN LA WAAYIN E
inaalilaahu wainaalihau raajucuun ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo ilaaaahay waxan ka baryaynaa in ilaahay si wadixa ku fashiliyo gacanku dhilayaasha manta hadii wiilkaas aan waxba galabsan laga jawabin waa nasiibkiiin berina midkala ku xiga
Gelle kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
nin waa hore kuu badheedhaad leedahay iminka badheedha magaaladaadii ayuu haystaa dadkaagii ilaa kalshaale wadhay maydkooda yaan la aasin yidhi aar maxaa kuu hadhay dheglaawayahow
Waa in jawaab ficil ah oo degdeg ah looga jawaabaa oohintuna aanay gurigeena ku ekaan
SNM CULEYS BAA SOO FUULAY MARKA WAXAAY ISLEEYIHIIN MALEYSHIYAADKAA HOREY UGA DHINTAY U AARA LAAKIIN DILKAN WAA BALAN HABAR DAWACO YAA UDHIMAN WAA BALAN IN LOO AARO.DAD BAA UMAQAN
ina ilahi wainaailayhi rajucuun ilahay naxriisytii jano haaakawaraabiye marxuum ahme sakin gacantii dishaynaa ilahay waxaan uga baryaynaa inuu qaawaacid aan isaammmku kudhicin waain lagu arkaa ilaahayna cadawgeena shisheeye iyo skeye ilaaaay hanaga qabto
inaa ilaahi waa inaa ilayhi rajuun alle ha unaxariisto wariye axmed saakin waa halyey nagabaxay hadaanu nahay reer khaatumo silaanyana mid lagaga hadhi doono ma aha
Ahmed kkkkkk Gelle wuxuu ka dhiganyahay ninkii yidhi anaa jaclamaagan. Arlo isku dhimatay ayuu leeyahay ha badheedhaan dhulbahantow maxaa looga hadli waayey reeraha isaaqa soo horkacaya weriyahana isaaq ma dilin dhulbahantaha dhuuni raaca ayaa dilay ilaa aynu inagu xabada iska asalno isaaq iska celin mayno…manafoga insha Allah.
Inaa lilaahu waa naa ilaahi raajicuun. Illaahay haunaxaristo murxuunka waxaa dishay gacan ka xaqdaran dilkaana waxaa ka dambeya snmta xoga ku haysata magalada marka waxan leyahay hala iska dhiciyo cadawga dhulboobka ah
INAA LLILAHI WA INAA ILAYHI RAJICUUN ALLA HA U NAXARIISTO AHMED BALSE DADKA DILAYA NIN AAN WAXBA GALABSAN WAA ARIN XUN EE HA LA DILO MIDKA AAD WAX KA TIRSANAYSAAN .
WAA RUN GEELE HADALKIISU IDOORKU IYAGA HADA MAAMUL TAAGEERSAN KU SHEEGANAY LAASCAANOOD MARKAA IYAGU YAY ODHAN CID KALAA DISHAY IYO SHABAAB BAA JOOGA MIDNA
IDOOR SIDAA FACE HAYASGA XIDHO
ascwr wb ilahay ha u naxariisto wariye axmed sakiin
waxaan odhanlahaa reer khatumo marb akiina ka dhaqaaqaya int asuuqa l adhigo haka dhiidhiyina waxaad ogataan reerreer halaysukiin sudho oo inta jmahada dhiig miiratada ah ay maalinba mi ddilaan hadana ha ku dababaseen oo qolo kale qoorta ha u geliyeen si aad idinku isigu dhamaataan waa kaarto iyo khidad laga soo sheqiiyay int amaalinwalba k augu sita la dilo dad aan xog iyo xaal ka hayn i qoorta loo sudhu oo weliba si dadka loogu soo jeediyo indhahooda la soo xirxiro wax garadka rerka la rabo in qoorta loo geliyo dabadeedna la yidhaahdo reer hebel ba alooga shakiyay isqaa awalba harti oyi daroodkale midna inagama celinjirin inaga ayaa ka dhaarinay meel banaan hadana isaaq wa kii uun ee dhul bahantoo gaba ygii maanta ayuu ina haystaa jeer aan ganboolak hee