Waraysi Uu Bixiyay Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Aadan Oo Ka Soo Jeeda Jubooyinka Hanjabaadna Raaciyay (Dhagaysi Haboon)
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Aadan Shaacir oo kamid ah Mudanayaasha barlamaanka ee kasoo jeeda Jubooyinka ayaan ka waraysanay Amaanka Kismaayo, Maamul usamaynta Jubooyinka.
HALKAN KA DHAGAYSO WARAYSIGA
Xildhibaanka ayaan sidoo kale wax ka weydiinay sida uu u arko ciidamada Jabhada Raaskambooni iyo xalka rasmiga ah ee Magaaladda Kismaayo.
Beelo badan oo degan Jubooyinka ayuu sheegay in qaar kamid ah beelaha Jubooyinka ay islahaysiiyeen Magaaladda xarunta ah ee Kismaayo.
Naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=42951













The Somali people failed to learn anything from the 22 years inferno they went through.
asc xildhibanka waanu so dhawenenaa hadalka xildhibaanka, wa reer gurri abahii ayaa kismaayo kaso galay 50′s kana so gali jiray ilaa kacanki yimid, hadana asaga kaso galay, xildhibaanka o kaso jeeda beesha dhulka loogu yimid e gaaljecel waxaan u sheegana inusan dhib kajirin reer guriga balse kenya iyo kuwa dhabarka kusida een dhulka udhalan ay yihiin kuwa dhibka ku ah gobolka
war kismaanyo maamulkeeda dad gooni ah ayaa iska leh iyaga ayaana wax lagawaydiinayaaa ee maad iska daysaan maamulkeeda waana dhamaatay maa dhulbahante loo gjrmado iyaaa xoog lagu haystaaye