Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Wararka Naga Soo Gadhaya Degaanada Maamulka Khaatumo Ayaa Sheegaya In Ay Sooo Dhawaynayan Rasal Wasarah Cusub(Dhegayso cod)

weriye axmed ali faarax oo ku sugan degmada xuddun ayaan waraysi kala yeelanay sida looga arko deeganada maamulka khaatumo raysal wasaaraha cusub ee la soo magcaabay

degaanda maamulka khaatumo ayaa laga soo dhaweyey rasal wasaaraha cusub ee maanta uu ku dhawaaqa madaxwaynaha dawlada fadaraalka xassan sh. maxamuud waxaana la sheegayaa in degaanadas maalin nimada birito ay ka dhacaan dabaal degyo lagu soo dhawaynayo rasal wasaarah cusub cabdi faarax shirdoon

Halkan Ka Dhagayso

Short URL: http://allssc.com/?p=42777

Posted by on Oct 6 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Wararka Naga Soo Gadhaya Degaanada Maamulka Khaatumo Ayaa Sheegaya In Ay Sooo Dhawaynayan Rasal Wasarah Cusub(Dhegayso cod)”

  1. naima

    asc dhaman umada somaliyed gaar ahan umada reer khatumo state meelkastay joogan ano kaa miid ah dhalinyarada uu dhalatay khatumo balse kuu nool dalka USA waxaan tageeraya waxay shacabkaygu tagareen dawlada somalia iyo raisal wasaraha cusuub. ruunti aad baan uu tageersanahay haadanu nahaay dhalinyarada iyo wax garadka, mamulka sharafta leeh ee khatumo , gaaraado, cuuqal waaxaan aad iyo aad iso dhawayna raisal Raysal wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Dalka somalia mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” hadanu nahay umada khatumo waxan kuu lenahay gacma furan kuuso dhawoowe

Qormadaada

Photo Gallery