Wafti Sare Oo Ka Socda Ururka Cuntada Iyo Beeraha Aduunka Oo Dhawaan Gaadhay Muqdisho Sidee Logu Soo Dhaweeyay(Video)
Wafti sare oo ka socda ururka cuntada iyo beeraha ee jimciyada quruumaha ka dhaxaysa ayaa maanta magaalada mogadisho wadahadalo kula yeeshay madaxwaynaha soomaalia Hassan Sheekh Mohamoud,waxaana ay ka wada hadleen sidii loo samayn lahaa qaab cusub oo ay hayadahu kula shaqeeyaan dawladan cusub ee somalia.
HALKAN GUJI SI AAD U DAAWATO VIDEO-GA
naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=43432












