Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Ururka Haweenka Daryeel Ee Magaalada Laascaanood Oo Diyara Tacsi

Dhamaan xubnaha ururka Haweenka Daryeel ee magaaladda Laascaanood waxay Tacsi u dirayaa Farxiya  Axmed Sahal oo wiil ay dhashay Alla haw naxariistee C/raxmaan Cigale Jaamac oo ku dhintay shil baarbuur oo ka dhacay wadanka Mareykanka.

Xubnaha uruka Daryeel waxa kale oo ay Tacsi taa la mid ah u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka tegey ala haw Naxariistee Asad axmed Maxamed Cilmi  oo isna shilkaasi baabuur ku naf waayey waxan ay ilaahay uga baryayaan inuu janadii fardawsa ka waraabiyo eheladii ay ka tageena samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxaa ka mid ah xubnaha tacsidan diraaya:-

1)      Xaawo xaaji ducaale

2)      Sahro muuse dhiil

3)      Sahro cismaan kaarshe

4)      Cibaado cilmi cade

5)      Xaliimo xuseen carab

6)      Faadumo cawil

7)      Xaliimo maxamed jaamac

8)      Nadiifo ismaaciil muuse

9)      Saynab oow ciise afkaarshe

10)   Aamino aadan xirsi

11)   aamuna cumar faarax iyo dhamaan ururka haweenka G sool

 

Short URL: http://allssc.com/?p=44297

Posted by on Oct 30 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery