Comments on: Tifaftiraha Universal Ridwaan Xaaji Cabdiwali Oo Sheegay In Laascaanood Ay Tahay Meel Dhib Badan Isla Markaana Ay Is Hayaan Maamulka Khaatumo Iyo SSC (Dhagayso Codkan )

By: Abdikani Duale
haa waad mahadsantahay sxb wallaahay runtaad abbaartay

By: DHeere power
Kill Corrupted Ridwaan Hurdaaye Handcap.

War kan la leeyahay Ridwaan dhowr goor baan ka arkay tv-Qudhunversal

Hadii la baadho kan Ridwaan caafimad ahan Waa HANDCAP

waayo marku shaashada ka muuqdo wuu Hamaansanaya qoorta ayu laabta isago foorora idiot Damn shit qashinkan ookale weriye ku sheegayan !

kan ridwaan-hurdaaye, Hereri iyo kan meesha leh waa Callbox

waxay laaluush ka qaatan maleshiyada budhcada snm runtana way qariyan sidii dagalkii Kalshale u dhacay waxay galen heshiis in aan la gudbin jabka snm

meeshas labada weriye dhexdhexadka ah waa

Cawil dahir﻿ salaad iyo Ibrahim baafo

weliba Cawil daahir aad ayuu u waraysta maamulka Khatumo state.

Anigu waxan soo jeedinaya Ridwaan- Hurdiyaaye arintan wuu u badheedhay

wuu ogyahay in Laascaanod Khatumo joogin wuuu ogyahay in SSC noqotay Khatumo shirkii Taleex Dhulbahante go,aan qaatay inu aayihiisa ka tashado.

sida darted xalku wuxuu ku jiraa in Gangs Dhulbahante  jooga London

in la siiyo 200 pound kadibna labada lugood laga toogto tuuga xun.

Long life Khatumo state.

By: Ladan
Laascaanood waa magaalo dhib badan, kulahaa bal qofkan   dhegaysta nacaska ah , SSC  iyo KHAATUMO  midna dilka wiilka ma geeysan ee waxuu ka baqayaa, inuu yiraahdo  maamulka SNM baa dilka geeystay. si aanu mushaharkiisa u waayin  runta kama hadli karo. Ahbal, dilkiiba  dhulbahantuu dusha ka saaray.

By: Abdirashid Ukun
Ninkani waa nin aad u xun oo weliba aqoontu ku yartahay waana is yeelyeelayaa wax badan oo tacadi ahna tvgaas universal waa ka gaystay deegaanka khaatumo isagaana tafatire ka ah dhibaatooyinka ugu yaryar waa isagoo diida wararka ka socda khaatumo , buunbuuniyana beenta iyo dulmiga SNM ka samayso deegaanada khaatumo.

waxaan ku talin lahaa ninkan iyo kuwa kale ee la midka ahba inayan ku nasan meel qof reer khaatumo ahi joogo waxaana aqaanaa  rag reer khaatumo ah ooy wada shaqeeyaan sida Xasan Duraan Ahmedkaar

By: khadija
war iska daaya wiilku waanu kala aqoone magaca ayuunbuu maqley balse u sheega ssc iney u tagan tahay sool sanaag iyo ceyn khaatumana tahay maamulka goboladaas oo dhan oo ay lamid tahay Puntlan iyo soomalidiidka hana layaabina soomali ismawada taqaano taariikhdana mawada yaqaanaa waa inan yar oo hada un buuga qaatey iyo makarafoonka wakhtiga yuusan idinka lumin denbina yuusan idin soo jiidin waa sagaalaadkiiye.

By: NINA
wariye ridwaan waa nin wareersan mar waxuu leeyahay soomaaliya iyo burburkii dhacay ta uu yidhi cidii dishay axmed sakin waa lala xisaabtamayaa yuu rabaa inay la xisaabtamaan???haduu yidhi meeshu waa fawdad ridwaan wuxuu kashifay siyaasada tv ga universal ee u janjeedha s/land horta suaal ridwaan ma isaaq baa?

By: nugaali
Weriye Ahmed sakin waxaa dilay maryacalasta Silaanyo waayo dhawr jeer buu diiday in loo adeegsado  shicibka ku jira bahdil &caga juglayn oo uu been aan salahayn uu run ka dhigo

By: samatar
Alle ha naxariisto

By: Aar Gantaalan
Ninkan waxay ka tahay aqoon daro. Ma aragtay isagoo Hadraawi waraysanaya? Waa nin lazy ah oo aan aqoonin maamuuska saxaafadeed. Waraysiga Yusuf Garaad ma aragteen iyo wuxuu waydiiyay?

Ninkan howl uuna qaban karin baa loo dhiibay. Aqoon daro iyo karti xumo uu wax ku fahmo ayay ka tahay.

sscsomalia.blogsport.com

By: chaasha
Waxaan Layidhi Nin dameer dabadii ka dagay Danbuu booday. Saa dartiis Awalba Nimanka universal Fadhiyayaana Awalba Waa la ogaah Waxay Ahaayeen Kuwo in badan hagardaamo u gaystay Shacabka Daga SSC ee reer khaatumo Markaas Waxaan u arkaas in ay ku diiq diiqsanayaan geerida ku timaaday Walaalkeen Axmed Saakin Allah HA ka waraabiyo Janno iyo Rahmeeh Anyhow Universal ushaqatageeda Ayaaba Gef ku ah reer khaatumo.Saadarteed in ay nagu dhahaan iyagaa is haya waxba naguma aha taasna.