Tifaftiraha Universal Ridwaan Xaaji Cabdiwali Oo Sheegay In Laascaanood Ay Tahay Meel Dhib Badan Isla Markaana Ay Is Hayaan Maamulka Khaatumo Iyo SSC (Dhagayso Codkan )
Webseedka Warqaad Oo Waraysi La sheegay Tifaftiraha Tv-ga Universal Ridwaan Xaaji Cabdi Wali oo kusugan London ayaa Sheegay In Laascaanod Ay tahay meel adhib badan kana arimiyaan maamulo badan asagaano sadax dhinac u rogay sida maamulka siilaanyo kan khaatumo iyo SSC marka sidaad u aragtaan hadalka ridwaan hoos ka dhagayso.
HALKAN KA DHAGAYSO CODKA
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=43985













War wa ey ey dhalay beena waas ah haduu dhoho khaatumo iyo s/land iyo p/land aya isku haya wa wax la garan karo lkn ssc iyo khaatumo xaguu u kala wada
Laascaanood waa magaalo dhib badan, kulahaa bal qofkan dhegaysta nacaska ah , SSC iyo KHAATUMO midna dilka wiilka ma geeysan ee waxuu ka baqayaa, inuu yiraahdo maamulka SNM baa dilka geeystay. si aanu mushaharkiisa u waayin runta kama hadli karo. Ahbal, dilkiiba dhulbahantuu dusha ka saaray.
waa reer universal, UNIVERSAL TV na waxaa iska leh nin ka dhashey qabiil la dhaho tunni ee degta dhul u dhaxeeyo marko iyo baraawe… waayahan dambe qabiilkan tunnida ah waxaa la ga dhigey DIR ,,, oo abtirsiimo cusub baa loo sameeyey weliba iyagoo qaarkood jareer ah.. marka tunnida iyo biyo maalka iyo isaaqa (IIDOORKA) WAA isku hayb ,, waxay dhahaan isaaq maxamed iyo biyo maal maxamed iyo tunni maxamed waa walaalo… hadabo UNIVERSAL waa niman ku abtirsada DIRTA KOONFUREED la socda …. wuuna garab taagan yahay ilmadeertooda iidoor…ee ah dirta wuqooyi..
kala barta dad dhuloos ( terra fame dadka kala barta… ,waxa la dhaho dirta koonfureed ku darsada xasuustiina,,, iyo daroodka koonfureed hadaa idinku tihiin daroodka wuqooyi dhulbahantaha koonfureed ku darsada xusuustiina…
bakari..
This guy sound like “Pirate Faroole”, he must be faroole family member..he is confusing and chewing words. Go listen yo urself Punk.
ridwaan hadu kenay shekadan filinkiisa wuu cadyahay eee yadha cago dhigo waayo khatumo yo ssc wa isku mid been ayuna ta kushegay waxa is hayana wa khatumo yo s.land marka dhibka badan uushegayana manu arag makaligii ayaa hadalada ka fiirso ayaan leeyhay
Waxaan Layidhi Nin dameer dabadii ka dagay Danbuu booday. Saa dartiis Awalba Nimanka universal Fadhiyayaana Awalba Waa la ogaah Waxay Ahaayeen Kuwo in badan hagardaamo u gaystay Shacabka Daga SSC ee reer khaatumo Markaas Waxaan u arkaas in ay ku diiq diiqsanayaan geerida ku timaaday Walaalkeen Axmed Saakin Allah HA ka waraabiyo Janno iyo Rahmeeh Anyhow Universal ushaqatageeda Ayaaba Gef ku ah reer khaatumo.Saadarteed in ay nagu dhahaan iyagaa is haya waxba naguma aha taasna.
Ninkan waxay ka tahay aqoon daro. Ma aragtay isagoo Hadraawi waraysanaya? Waa nin lazy ah oo aan aqoonin maamuuska saxaafadeed. Waraysiga Yusuf Garaad ma aragteen iyo wuxuu waydiiyay?
Ninkan howl uuna qaban karin baa loo dhiibay. Aqoon daro iyo karti xumo uu wax ku fahmo ayay ka tahay.
sscsomalia.blogsport.com
Alle ha naxariisto
Weriye Ahmed sakin waxaa dilay maryacalasta Silaanyo waayo dhawr jeer buu diiday in loo adeegsado shicibka ku jira bahdil &caga juglayn oo uu been aan salahayn uu run ka dhigo
wariye ridwaan waa nin wareersan mar waxuu leeyahay soomaaliya iyo burburkii dhacay ta uu yidhi cidii dishay axmed sakin waa lala xisaabtamayaa yuu rabaa inay la xisaabtamaan???haduu yidhi meeshu waa fawdad ridwaan wuxuu kashifay siyaasada tv ga universal ee u janjeedha s/land horta suaal ridwaan ma isaaq baa?
war iska daaya wiilku waanu kala aqoone magaca ayuunbuu maqley balse u sheega ssc iney u tagan tahay sool sanaag iyo ceyn khaatumana tahay maamulka goboladaas oo dhan oo ay lamid tahay Puntlan iyo soomalidiidka hana layaabina soomali ismawada taqaano taariikhdana mawada yaqaanaa waa inan yar oo hada un buuga qaatey iyo makarafoonka wakhtiga yuusan idinka lumin denbina yuusan idin soo jiidin waa sagaalaadkiiye.
Ninkani waa nin aad u xun oo weliba aqoontu ku yartahay waana is yeelyeelayaa wax badan oo tacadi ahna tvgaas universal waa ka gaystay deegaanka khaatumo isagaana tafatire ka ah dhibaatooyinka ugu yaryar waa isagoo diida wararka ka socda khaatumo , buunbuuniyana beenta iyo dulmiga SNM ka samayso deegaanada khaatumo.
waxaan ku talin lahaa ninkan iyo kuwa kale ee la midka ahba inayan ku nasan meel qof reer khaatumo ahi joogo waxaana aqaanaa rag reer khaatumo ah ooy wada shaqeeyaan sida Xasan Duraan Ahmedkaar
haa waad mahadsantahay sxb wallaahay runtaad abbaartay
Kill Corrupted Ridwaan Hurdaaye Handcap.
War kan la leeyahay Ridwaan dhowr goor baan ka arkay tv-Qudhunversal
Hadii la baadho kan Ridwaan caafimad ahan Waa HANDCAP
waayo marku shaashada ka muuqdo wuu Hamaansanaya qoorta ayu laabta isago foorora idiot Damn shit qashinkan ookale weriye ku sheegayan !
kan ridwaan-hurdaaye, Hereri iyo kan meesha leh waa Callbox
waxay laaluush ka qaatan maleshiyada budhcada snm runtana way qariyan sidii dagalkii Kalshale u dhacay waxay galen heshiis in aan la gudbin jabka snm
meeshas labada weriye dhexdhexadka ah waa
Cawil dahir salaad iyo Ibrahim baafo
weliba Cawil daahir aad ayuu u waraysta maamulka Khatumo state.
Anigu waxan soo jeedinaya Ridwaan- Hurdiyaaye arintan wuu u badheedhay
wuu ogyahay in Laascaanod Khatumo joogin wuuu ogyahay in SSC noqotay Khatumo shirkii Taleex Dhulbahante go,aan qaatay inu aayihiisa ka tashado.
sida darted xalku wuxuu ku jiraa in Gangs Dhulbahante jooga London
in la siiyo 200 pound kadibna labada lugood laga toogto tuuga xun.
Long life Khatumo state.