Tahniyad Meher:- Mudane Bashiir Maxamed Cawil iyo Marwadiisa Shugri Faarax Cali, Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle.
Buuhoodle(Allssc)Waxaanu halkan tahniyad meher uga direynaa lamaanahan is calfadey ee kala ah Mudane, Bashiir Maxamed Cawil iyo Marwadiisa Shugri Faarax Cali, Oo meherkoodu ka dhacay gudaha magaalada Buuhoodle, Waxaana halkan Tahniyad iyo Boogaadin qiimo badan uga diraya anaga oo kala ah qoyska iyo qaraabada sidoo kale Asxaabta qiimaha badan ee lamaanahan:-
1.Aabe Maxamed Cawil Aadan.
2.Hooyo Nafiisa Ismaciil Axmed.
3.Hooyo Suleekha Aadan Yuusuf.
4.Hooyo Sahra Ismaciil Axmed.
5.Shaafici Maxamed Cawil.
6.Cabdisalaan Maxamed Cawil.
7.Zamzam Cabdi Faarax.
8.Cisman Maxamed Cali.
Liiska Asxaabta Qiimaha Badan Ee Lamaanahan Oo Kala Ah.
1.Nimco Ismaciil Qowdhan.
2.Muna Ismaciil Qowdhan.
3.Hinda Ibraahin Xaaji Nuux.
4.Zamzam Axmed Jaamac.
5.Rashiid Kayse Cawil Cabdi Hiirad”Suxufi”
6.Cabdicasiis Aadan Jaamac.
7.Xamse Xasan Geele.
8.Axmed Cabdiraxman X.Nuux.
9.Anas Xiir Xaaji Nuux.
10.Maxamed Samiin Qanbi.
11.Axmedzaki Xabado Xiis Digaale.
12.Cabdi Xiis Cabdiraxman.
13.Jaamac Cawil Xuseen.
14.Kifaax Xariir Cabdi Hiirad.
15.Mustafe Cabdifataax Maxamed Cabdi Hiirad.
16.Faadumo Cabdi Bayd.
17.Farxiya Faarax Aadan.
18.Khadra Xasan Waraabe Dheere.
Dhamaanba dadkani oo kala jooga dunida daafaheeda oo kala ah qoys,qaraabada iyo Asxaabta qiimaha badan ee lamaahani waxay leeyihiin, Guriigiinu Guri Nagi, Guurkiinu Guur Khayrleh,
Sidoo kale hadaanu nahay bahda shaqaalaha shabakada Allssc.com anana waxaanu u direynaa midaa mid la mida, Aamin Aaamin Aaamin.
Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
kalshaale7@gmail.com
0014406283800
Buuhoodle G/Cayn.
Short URL: http://allssc.com/?p=42812












