Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Tahniyad Aroos:- Mudane Mustafa Mohamed Cabdi Hiirad & Marwadiisa Nadar Shire Bulxan, Lamaanahan Oo Arooskoodu Ka Dhacay Dhawaanahan Magaalada Buuhoodle.

Buuhoodle(Allssc)Waxaa hambalyo iyo tahniyad aroos loo dirayaa Boqorka,Mustafe Maxamed Cabdi Hiirad iyo Boqoradiisa,Nadar Shire Bulxan, Oo arooskoodu ka dhacay magaalada Buuhoodle.

Yadoo Tahniyadan ay dirayaan dhamaanba qoyska reer Hiirad iyo qaraabada, Sidoo kale Asxaabta sharafta leh ee lamaanahan.

Hadaba tahniyada hada nasoo gaadhey ayaa ah mid ka socota dhamaanba qoyska labadan lamaane oo ay u badan yihiin qorka Boqorka oo ah Reer Hiirad, Yadoo liska tahniyadu u dhigan yahay sida tan:-

1.Abee Shire Bulxan iyo hooyo foosiya C/sis farax Maxamed dhooble  iyo caruurtooda
2.Adeero  gaboobe C/hiirad caruurtiisa iyo xaasaskiisa
3.Adeero Cawil C/hiirad  caruurtiisa iyo  xaaskiisa
4.Adeero ahmed c/hiirad caruurtiisa iyo xasaskiisa
5.Eedo Nimco c/hiirad caruurteeda
6.Eedo Raxma  iyo  caruurteeda
7.Edo qaali  C/hiirad iyocaruurteeda
8.Rashiid kayse Cawil Cabdi Hiirad”Suxufi Mera”
9.Xamda Bashiir Cawil Cabdi Hiirad.
10.Xamse Bashiir Cawil Cabdi Hiirad.
9.C/fatax  mohamed C/hiirad iyo caruurtiisa  iyo xaaskiisa
10.Faysal mohmed c/hiirad iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
11.jamac mohmedc/hiirad iyo  caruurtiisa iyo  xaaskiisa
12.hoodo mohamed c/hiirad iyo  saygeedaiyo  caruurteeda
13.Jamal mohamed c/hiirad
14.mahamuud mohamed c/hiirad
15.Mukhtar mohamed c/hirad
16.Farax mohamed c/hiirad
17.shakir mohamed c/hiirad
18.samsam  mohamed c/hiirad
19.khadra mohamed c/hiirad
20.kayse awil c/hiirad iyo  caruurtiisa  iyo  xaaskiisa
21.rashiid cawil c/hiirad iyo  reerkiisa
22.c/risaq  awil iyo  caruurtiisa
23.najax awil  c/hiirad
24.mahamuud  cawil c/hirad
25.c/siis ahmed c/hiirad iyo xaaskiisasa iyo  caruurtiisa
26.koos ahmed  c/hiirad iyo  caruurteda iyo  odaygeeda
27.faadumo ahmed c/hiirad iyo  caruurteeda
28.hinda ahmed c/hiirad iyo  odaygeeda
29.Nimco ahmed c/hiirad iyo caruurteda iyo  odaygeeda
30.Sahra  ahmed c/hirad
31.kayse ahmed  c/hiirad
32.farduus ahmed c/hiida
33.Sulekha ahmed c/hiirad
34.c/risaq ahmed c/hird
35.xasan ahmed c/hiirad
36.kifah xariir c/hiird
37.Dr cabdalle  xariir c/hiirad
38.Shafici xariir c/hirad
39.barwaaqo  xariir c/hiiradiyo   caruurteeda iyo  odaygeeda
40.mohamuud cali c/hiirad
41/rahma cali c/hiirad iyo caruurdeeda
42.mustafa c/fatax mohmed c/hiirad
43.Keenadiid Cawil Cabdi Hiirad Iyo Caruurtiisa Iyo Xaaskiisa
44.rooda ahmed c/hiirad
45.saleeban ahmed c/hiirad iyo xaaskiisa iyo caruurttsa
46.ader ilyaas mohamed hiirad iyo caruurtsa iy xaaskiisa
47.c/dheer mohamed hiirad iyo caruurtiisa
48.ali mohamed hiirad
49.jamac  falag hiirad iyo caruurtisa iyo reerkiisa
50.Saxardiid  falag hiirad iyo  caruurtiisaiyo xaaskiisa
51.najax falag hiirad
52.iyo dhaman ilmafalag hiirad.
Dhamaanba qoyskan reer Hiirad oo ku kala nool daafaha dunida, Waxay Tahniyadan aroos u dirayaan Lamaanahan Arooskoodu ka dhacay gudaha magaalada Buuhoodle, Waxayna leeyihiin:- Guurkiinu Guur KHayr qaba, Gurigiinu Guri Nagi, Anana hadaanu nahay shaqaalaha shabakada Allssc.com waxaanu intaasi ku darsaneynaa Aamiin Aamiin Aaamiin



 

Allssc News Desk/Online
Rashiid Kayse Cawil
hiirad@allssc.com
kalshaale7@gmail.com
0014406283800 Free Call
Buuhoodle G/Cayn

Short URL: http://allssc.com/?p=42716

Posted by on Oct 5 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Tahniyad Aroos:- Mudane Mustafa Mohamed Cabdi Hiirad & Marwadiisa Nadar Shire Bulxan, Lamaanahan Oo Arooskoodu Ka Dhacay Dhawaanahan Magaalada Buuhoodle.”

  1. buhodle1

    mansha allah my brother and hiswife

  2. Degen

    Maasha allaah Beautiful, wedding allaha barakeeyo

Qormadaada

Photo Gallery