Comments on: Soomaali Ku Dhibaataysan Amsterdam Ee Dalka Holland(Daawo Muuqaal Video-ga)

By: obsiye
asalamo alekum

markahore dadkaan soomaaliyeed cidna uma maqna ceelna uma qudna

markaa soomaaliyeey waxwalba waan,aragnaa iyo dhaqdo walba africa asia america yurub dhabaato ayaa nagu heeysata ma,isbadalnaa mase waanbaabanaa ?

By: Ayaan
Subxaanalaah walahi waa dhibaato Alloow soomaalida dhibta ka saar.

By: Abdinur Balayah
Waa inay dalkoodii kusoo noqdaan. Dhulkaagii iyo dadkaagii oo kuu baahan oo nabadi ka jirto, sharci iyo dowladi ka jiri doonto.

Waxaan qabaa in waddan kasta oo joogid badbaado Somalida siiyey inay kala noqdaan taas. Waddankeennii baa inoo diyaarsan oo aan qofna loo diidayn. Qof kastaa degaankiisii wuu ku noqon karaa cidna kama hor taagna… yaan indhaha la iska ridin. Maanta ma taallo wax Somaaliyi isu bah disho oo waddan kale oo aan rabin u hoos fadhiyaan ugana cawdaan.