Soomaali Ku Dhibaataysan Amsterdam Ee Dalka Holland(Daawo Muuqaal Video-ga)
Dadkan qoxootiga ah ee soomaaliyeed kuna dhibaateysan magaalada Amsterdam ee dalkaas Holland ka dib markii Soomaalidaas dibada la soo dhigey oo loo sheegay inaan la siineynin wax sharci ah oo ayna ku noqdaan dalkooda taas oo keentay inay Soomaalidaas ay ku noolaadaan teendhooyin ay dhisteen.
HALKAN KA DAAWO VEDIO-GA
Naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=42867













Waa inay dalkoodii kusoo noqdaan. Dhulkaagii iyo dadkaagii oo kuu baahan oo nabadi ka jirto, sharci iyo dowladi ka jiri doonto.
Waxaan qabaa in waddan kasta oo joogid badbaado Somalida siiyey inay kala noqdaan taas. Waddankeennii baa inoo diyaarsan oo aan qofna loo diidayn. Qof kastaa degaankiisii wuu ku noqon karaa cidna kama hor taagna… yaan indhaha la iska ridin. Maanta ma taallo wax Somaaliyi isu bah disho oo waddan kale oo aan rabin u hoos fadhiyaan ugana cawdaan.
Subxaanalaah walahi waa dhibaato Alloow soomaalida dhibta ka saar.
asalamo alekum
markahore dadkaan soomaaliyeed cidna uma maqna ceelna uma qudna
markaa soomaaliyeey waxwalba waan,aragnaa iyo dhaqdo walba africa asia america yurub dhabaato ayaa nagu heeysata ma,isbadalnaa mase waanbaabanaa ?