Sawirka Amiin Camir Ee Uu Ka Sameeyay Xaglo Toosiye
Farshaxanka caanka ah ee amin caamir ayaa waxaa uu sawir aad loola yaabo ka sameeyay caada qaate xaglo toosiye oo wasiirka qashingurka uu umagacaabay horjoogaha SNM_Ta.
Sawirkan waxaad kaaga muuqanayo sida uu isku bahdilay markii uu noqday horgalka xoglo toosiye
Short URL: http://allssc.com/?p=43204














Nin walba iyo wax waliba dhamaad bay lee yihiin Ilahayoog khatumada khayr noogu khatim Xagla toosiye markiisii hore buunan niyad fiicneed sidaa darteed bay khatumadu oga xumaatay Ninkii walaalkii lafihiisii ku,fadhiya buu darajo ka,raadsaday waa wax lala yaabo waxaan maqli jiray Aalu naarku waxay Ilaah caabudaanba daqaaqi u,danbeeya bay akhiradu ka,xumaataa.
CAD-QUUDHEED !
inkasto durdur iyo dabaal galo Doofaar abidkii ma daahiro !
Cadowtoosiye ma hadeer baad ku baarugteen liidnimadiisa ?
Awelba wuxuu ahaa doqon jilicsan balwadna u dhertahay oo miyirkisu joogin
sowmaaha kii lumay oo sanad la raadinayey meel ujiro isago sheegtay inuu yahay
hogaanka ssc sow maaha kii baxsaday dagaalkii Kalshaale
Horgalahani ayaa Shacabkiisa Ku Iib Sadey Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta oo Lagu Xidhay Inuu Ku Soo Xero Galiyo Shacabka Khaatumo.
Jagooyinka horgalada iyo cadquudheedka u qoondaysan.
1 wasiirka dhirta iyo duurjoogta ( shinbiraha, harimcadka, galoolka )
2 wasiirka dibudejinta (xabaglayasha idorka qurbaha la qabsan waaya)
3 wasiirka warqadaha iyo ujawaabida maamulka dadka reer Khatumo
Waxa la dhowraya sida ay ula xisabtaman dadweynaha xalasha ee reer Buuhodle.
dadkii lagu xasuuqa 1988 gobalka waqooyi galbeed ragii xasuuqageeysta dhagawayne inakaahin inabiix jidhif ahmed mire iyotalaabo Dada ay xasuuqeen jabhada snm 70,000 qaxootigii xaryaha ku jiray agaber , laas dhuure , biyo xireenta . sabacad, bixinduule adhi cadays xasuuqii ka dhacay gobalka awdal dila 900 qof boorama 1200 saylac 500 xariirad 257 abdilqaadir 64 lughaya 109 lowycado 55 amiin camir waxaan kaa cod wax ka qorti xagla too siyan waad ku sugtay