Safarkii Madaxweynaha Soomaaliya xasan Shiikh Maxamud Ee Ugandha Ugana Qayb Galay Sanad Guuradii Qaadatay 50 Sano Kadib(Video)
Madaxweynaha soomaaliya xasan shiikh maxamud ayaa waxaa uu dhawana ku tagay safar dalka ugandha safarkaas ayaa ahaa mid uu uga qayb galay xiligii ay dalka yugandha qaadatay xoriyada kana qaadatay intigiiska 50 sano kadib
madaxweynaha soomaaliya ayaa ahaa safarkiisa ugu horeer ee uu ku tago dalka yugaanka halkaas oo uu kula kulmay wafuud kala duwan oo ka mid ah madaxweynaa kenya iyo madax kale .
Halkan Guji Si aad u daawato video-ga
naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=43006













