Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Saacadihii Lasoo Dhaafay Khasaaraha Duufnada Ka Dhacay Dalka Maraykanka Oo Sii Badanaya (Daawo Sawiro+ Maqal Muuqaal)

Minneapolis(Allssc):Duufaanta Sandy Hurricane oo marar badan oo hore Dalka Maraykanka ku dhufatay Sanado kala duwan ayaa Sanadkaan waxaa ay la timid khasaare aad u fara badan ka dib markii ay xalay ku dhufatay Gobolada Xeebaha Bari ee Dalkaasi.

Ugu Yaraan 16 ruux ayaa ku nafwaayay, waxaana bur buriyay basas iyo tareeno aad u fara badan, waxaana xalay mugdi ahayd Magaalada New York oo ay ku soo dhaceen Hirir illaa 4 mitir kor u dheer.

Madaxa  Gaadiidka iyo Tareenada Magaalada New York ayaa sheegay in bur burka iyo khasaaraha soo gaaray Basaska iyo Tareeanada uu yahay kii ugu xumaa ee abid ka dhasha Duufaanta Hurricane Sandy.

Deegaano fara badan oo Dalka Maraykanka ah ayaa laga qaxay, waxaana sii siyaadaya Khasaaraha ka dhalanaya Duufaanta lagu lahaagsamay ee Sandy, waloow Duqqa Magaalada New York ,Michael Bloomberguu sheegay in Duufaanta xoogeedii ay gudubtay hadda lagana yaabo in biyuhu hoos u dagaan oo waddooyinka xirmay ay furmaan.

Halkan Hoose  Ka Daawo

Halkan Ka Daawo








Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=44319

Posted by on Oct 30 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery