Qaar Kamida Gobolada Maraykanka Oo Galay Xaalad Khatar ah (Daawo Maqal Muuqaal).
Minneapolis(Allssc): Waxaa masiibooyin dabiici ah soo oodsaartay Gobolo badan oo kamida Dalka Maraykanka, Waxaa la joojiyay duulimaadyadii diyaaradaha, Tareemada iyo Gaadiidka kale. Waxaa dadku siu diyaarinayaan inay dhacaan wax wayn oo baqdin leh. waxaa la iclaaimiyay inanan 36 saac ay dadku guryahooda ku ekaadaan. meelaha qaar dadka waa ka barakeceen. Lagaran maayo xaladan halka ay ku danbayn doonto.
Halkan Hoose Ka Daawo Warkii Oo Dhan
Halkan Ka Daawo
Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=44309












