Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jawaari Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Nin Kasta Waa In Uu Aadaa Gobadalad Uu Ka Soo Jeedo.

Prof Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in dhawaan Xubno katirsan Baarlamaanka Soomaaliya loo kala dirayo Qaar kamid ah Gobolada Dalka Soomaaliya.

Prof Jawaari ayaana sheegay ujneedka ka dambeeya in Wafdi Baarlamaani ah u kala diraan Gobolada Dalka Soomaaliya in ay tahay in Xildhibaanadaas ay tagaan soona qiimeeyaan Xaalada Deegaanada iyo Gobolada ay kasoo jeedaan.

Jawaari  ayaa xusay in ay sugeyso oo u taalo Baarlamaanka Soomaaliya howlo aad u Culus mudada yare ee heestaan ee afarta Sano ah loona baahan yahay in ay shacabka soomaaliyeed u faa ii deeyaan  waa sida  uu hadalka u dhigay.

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa intaa raaciyay in qorshahooda yahay in Xafiis ka furtaan Gobolada Dalka Soomaaliya Baarlamaanka iyo Xukuumada Soomaaliya si halkaasi hoosha looga wado ,Baarlamanaka hada jiraana uu ka duwanyahay kuwii hore aynna yihiin kuwa Aqoonyahano ah.

 

Naaji@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=42539

Posted by on Oct 3 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Gudoomiyaha Baarlamaanka Jawaari Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Nin Kasta Waa In Uu Aadaa Gobadalad Uu Ka Soo Jeedo.”

  1. cilmi

    waa arin aad ufiican oo muujinaysa midenimada soomaaliya. Gobolkii diida in Dawladu timaadana waan lalaxisaabtamayaa.

Qormadaada

Photo Gallery