Odayaasha Awdal “Anagu hadeer waan baraarugney hurdadii waan ka kacney Dhulboobka SNMta yeeli meyno oo dagaal baan ka xignaa”(Daawo Videoga)
(Allssc) Maamulka SNMta oo baryahan dambe ku hayey dulmi iyo dhul boob aan xad laheyd dadka u dhashey deeganada Awdal state iyagoo sheegtey dhul ay laheyn ayaa waxaa hadeer u eg tahay in colaada u dhexeysa Maamulka SNmta iyo dadka deegaanka awdal state u dhashay uu cirka isku shareerey iyadoo laga baqayo in uu dhex maro gacan ka hadal ama dagaal la mid ah kii ka dhacey Kalshaale ee lagu jabiyey maamulka SNMta. Iyadoo odayaasha reer awdal state ay sheegeen in ay hurdada ka kaceen oo aaney u dul qaadan doonin dhul boob dambe ayna ka dagaalamayaan.
Hadaba daawo odayaasha awdal State oo digniin culus u jediyey maamulka SNMa.
Halkan Hoose ka Daawo
Short URL: http://allssc.com/?p=42671












