Nin Somali Ah Oo Police Ka Kenya Ka Soo Qabteen Magaalada Meeru TawnKeeda lagana Shakisanyahay(Video Dawo)
Ciidamada amaanka ee kenya ayaa soo Qabtay Nin Somali Ah oo Ay Ka Shakiyeen ninkan ayaa lagu magacaabo cabdifataax cabdiqaadir mohamed ninkan oo dhalashadiisa ah somali ayaa ciidan ku shaki wayn ka qabaan in uu la xirooro kooxaha ka dagaalama gudaha soomaaliya.
Waxaana laga helay warqado kale oo uu waday kuwaasoo ah kuwa hay ada UNHCR ninkan ayaa baadhitaano ku socdaa meesha uu ka keenay warqadahan iyo sido kale sharciga oo uu dhawaan qaatay.
Halkan ka daawo Video-ga
Naaji@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=42998












