Nin Ka Tirsanaa Sirdoonka Faransiiska Oo Mudo Gacanta Ugu Jiray Al-Shabaab Oo Codsi U diray Madaxweynaha Dalkisa (Daawo Maqal Muuqaal).
Kismanyao(Allssc):Nin hore uga tirsanaa Sirdoonka Faransiiska oo lagu magacaabo Denis ayaa codsi dheer u diray Mdaxweynaha Dalkisa. Sidoo kale waxa uu codsi guud u diray Bulshada reer France. kooxda Al-shabaab ayaa uu mudo ugu jiray gacanta ninkan sirdoonak ah waxa uu dhowr jeer oo hore uu codsi u diray Madaxweynaha Dalkisa iyo Shacabka reer France ba.
Halkan Hoose Ka Daawo
Halkan Ka Daawo
Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=42664












