Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Muxaadarada Maanta: Qaadka, Sigaarka & Shiishadda (Daawo)

London (Allssc):Muxaadarada maanta waxey ku saabsantahay dhibaatooyinka ay qofka muslimka ah uleeyihiin maandooriyayaalka ay ka midyihiin qaadka, sigaarka iyo shiihada.

Muxaadaradan waxaa inoo soo jeedin doona Sheekh Mustafa xaaji Ismaaciil, wuxuuna ka jeediyey xaflad weyn oo ay si wanaagsan isugu dubaridey  Ururka Masaajidda UK, AMIC.

Muxaadaradan oo faa’iidooyin iyo cilmi badan uu kaaga kordhayo waxaan kugula talinayaa inaad dhamaanteed wada dhegeysato.

Halkan Hoose ka Dhegeyso.

Halkan Ka Daawo

Allssc News Desk

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=43977

Posted by on Oct 24 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery