Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Mohamed Ali Nuur Americo Aniga Ayaa Leh Safaarada Nairobi Nin Aan Anigu Keenina Ka Shaqayn Maayo.

Safiirka   soomaaliya u fadhiya dalka Kenya   Mohamed  cali  nuur americo  ayaa shaaca ka qaaday  in  safaarada  soomaaliya eek u  taala  Nairobi  uu  isaga  ka yahay  safiirka in uu san cid kale  u  ogalayn .

 

 

Kadib markii   warqad ka soo baxday  madaxweynaha soomalaiya  xasan sheikh maxamud   uu  ula yimi  nin lagu  magacaabo  muqtaar  jayte oo isaga  madaxweynu u  soo magacaabay qunsulka  safaarada   Kenya iyadoona warqadii madaxweynaha uu  is  hortaagay  cali ameerico.

 

Cali americo ayaa waxaa uu sheegay  in  safaaradan  ay tahay mid uu isaga maamulo  aysan  hoostagin    madaxweynaha waa sida uu hadalkiisa u dhigay   qofkii uu  isaga soo magacaabana uu  ka   shaqaynayo  laakiin uu san  ogalayn in  nin  la  soo magacaabay  uu  iska  soo galo  shaqo  aann anaigu  ogayan .

 

Ilaa sanadii  2004 waxaa safiir ka ahaa   safaarada soomalaiya ee ku  taala  Nairobi  Mohamed nuur ali americo kaasoo wax  qabadkiisuna uu ku  koobnaa beesha uu ka soo jeedo  isagoona  u diray  wax barasho  eex  qabiil oo qaawana  ka sameeyay  arimaha safaarada  waxaa joga  kumananan dhalin yaro ah oo  ka  soo carartay  codaadihii ka dhacay   dalka soomaaliya   kuna soo dhamaystay  dugsiga sare iyo  kan  hoose dalkii hooyo   ja cel in ay wax ka bartaan dalka dibadiisa  laakiin waxa is  hortaagay  cali americo.

Short URL: http://allssc.com/?p=43724

Posted by on Oct 21 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery