Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Magaalada Laascaanod Oo Ay Soo Gaareen Qaadad Tiro Badan Kuwaasoo Dhibaato Ba An U Gaystay Maciishadii Kale Sida Cuntada (Video)

Waxaa maalmihii u danbeeyay  soo gaadhayay  casimada gobalka sool e laascaanod qaadad tira badan kuwaasoo dhibaatooyin ba an u gaystay  shacbiga  ganacsadata ah sida meheradaha  qaadka ayaa waagii hore waxaa uu marayay  qiimaha  lacag dhan  ilaa 80,000 kun oo  shilinka soomaaliga  maatana uu marayo  lacag  dhan 10,000 o shilin.

 

Hadaba waxaad nala daawataan  muuqaalkan  cabashada iyo taageerada iskugu jira ee laga soo duubay magaalada  laascaanood

 

HALKAN GUJI  SI AAD U  DAAWATO DHIBAATADA QAADKA 

 

Naaji@allssc.com

Allssc@allssc.com

Allssc@hotmal.com

Short URL: http://allssc.com/?p=42934

Posted by on Oct 10 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Magaalada Laascaanod Oo Ay Soo Gaareen Qaadad Tiro Badan Kuwaasoo Dhibaato Ba An U Gaystay Maciishadii Kale Sida Cuntada (Video)”

  1. M.H.Buraleh

    Dhinaca uu doo haka yimaaddo,waa dhagar khatar ah oo looga golleeyahay in lagu dhibaateeyo caafimaadka,qoyska,horumarka,nabadda,maalka,waqtiga iyo awoodda reer Khaatumo. Sidaas awgeed waa in si dhaqso badan oo dhiiran looga hortagaa.

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery