Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud Oo Si Weyn Loogusoo Dhoweeyey Magaalada Baydhabo (Daawo MAqal Muuqaal).
Muqdisho(Allssc): Madaxweyne Xasan Shiikh Maalinimadii maanta gaadhay magaalda Baydhabo aya asi diiran loogusoo dhoweeyay. Madaxweynaha SOmalia Xasan Sh Maxamuud ayaa kulamo la qatay Madax Dhaqameedka Deegaanka Ururada Bulshada. Sidoo kale waxa uu Madaxweynaha uu booqday xarun lagu tababarayay ciidan ay yeelato Dowlada Somalia oo gahdaya ku dhowaad laba kun oo nin.
Halkan Hoose Ka Daawo
Halkan Ka Daawo
Allssc News Desk Muqdisho Somalia
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=42462












