Madaxweynaha Dowlad Degaanka Somalia Maxamed Cabdi Cumar Oo Heshiiskii Burburay Ee Dowlada Ethiopia Iyo Ururka ONLF Ku Eedeeyay Dowlada Eritrea (Dhagayso).
Jigjiga(Allssc): Madaxweynaha Dowlada Deganka Somalida Ethiopia Maxamed Cabdi Cumar ayaa isaga oo khadka isgadhsinta ugu waramay idacada VOA ayaa sheegay in heshiiski burburay ee u dhaxeeyay Dowlada Deganka Somalida iyo Ururka ONLF in ay ka danbaysay Eritrea.
Halkan Hoose Ka Dhagayso
Halkan Ka Dhagayso
Allssc News Desk
Allssc3@gmail.com
Allssc@hotmail.com
Allssc@allssc.com
Short URL: http://allssc.com/?p=43867












