Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Madaxweynaha Awdal State Rashid Aw-nuur Xirsi Oo Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Siiyay Warbaahinta ALLSSC Isaga Oo Kusugan Camisada Dalka Somalia Muqdisho (Dhagayso).

Muqdisho(Allssc): Madaxwaynaha awdal state ayaa warysi gaar ah siiyey shacabada codka shacabka allssc isagoo ku sugan magala madaxda soomalia ee muqdisho..
madaxwayane rashiid aw nuur xirsi madax  wayanah awdal state ayaa hadalkaa ku bilabay sidaan
madaxwaynuhu wuxuu  daaha ka qaday inuu muqdhiso u yimi  xiriir ka dowlada iyo mamulka awdal state
madax waynuhu wuxuu shacabka reer awdal state ugu baqay inaay fadhiga ka kacaan  ayna ka gilgishaan dhulbalaadhsiga ay wadaan  mamulka SNM.
Madaxwayne  Rashiid Awnuur  Xirsi ayanu  wax kawaydiina maamulka khaatumo state inay is arkay ku jawaabay waxaanu rajayanaynaa inaan is aragno madaxda khaatumo state  oo aanu so wada saarnu  shir jaraa’id aanu ku midaysanay …

 

Halkan Hoose Ka Dhagayso

Halkan Ka Dhagayso

Mukhtaar@allssc.com

Allssc3@gmail.com

Allssc@hotmail.com

Allssc@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=43480

Posted by on Oct 17 2012. Filed under Fikradaha, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Recently Commented

Photo Gallery