Madaxda Maamulka Khaatumo Oo Ku Dhawaaqi Doonaa Golihii Degaanka ee Magaalada Awrboogays
Awrboogays(Allssc): Wafud baladhan oo u hogaaminyo madaxwayne maxamed yuusuf jaamac iyo axmed cilmi cisman ayaa mudoo yinkan ku sugnaa magalada awrboogays iyadoo masuliyintani ay degmo u aqoon sadee magaaladaas awrboogays sheegayna in ay ka mid tahay degmooyin laga bixiyay fadaraalka isla markaana loo dhisayo golihii degaanka
Shacabka Magaalada Awrboogays Ayaa aad u hadalhaya golaha degeenka ee Maamulka Khaatumo ee loo dhisayo iyadoo ay shacabku inta badan dhulka ay isugu yimadaan kaga faaloodan cida xilka loo soo magcaabidoona iyo qofka ku haboon xilka in loo doorto iyadoo ay jiraan musharaxiin farabadan oo u sharaxan mayarka degmada awrboogays waxaana lasugaya afar iyo labatanka saac 24 ee soo socda la sugayo in lagu dhawaaqo mayarka iyo xubnaha kale ee golaha degaanka
Sikastaba ha ahaate magaalada awrboogays ayaan ilaa iyo wakhtigii ay dhacday dawladii soomaaliya ee maxamed siyaad barre aan wax maamul ah aanay ka shaqayn
Short URL: http://allssc.com/?p=44059












