Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Maamulka Galmudug Oo Xanibay gaadiid Tiro Badan Oo Ku Socday Gobalada Koonfureed(Video)

Maamulka gal mudug ayaa wxaa ay   koon  toroolka  gaalkacyo ku xanibeen gaadiid timo badan  kuwaasoo u  socday  gobalada kon fureed ee dalka  soomaaliya .

 

Gaadiidkan la xanibay ayaa  tiradoodu  dhan tahay  70  gawaadhida waa wayn ee xamuulka ah  iyadoona uu ka hadlay arintaa gudoomiyaha  gobalka  mudug dhanka  puntland.

 

Wali   kamaysan hadlin maamulka  gal mudug  arinta  gaadiidka walow  la filayo in ay dhawana ka hadlaan   sababaha loo haysto gaadiidkan.

 

HALKAN  KA DAAWO  VIDEO-GA

 

NAAJI@ALLSSC.COM

Short URL: http://allssc.com/?p=43425

Posted by on Oct 17 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery