Kulankii Cuqaasha Gobolka Cayn Ee Maanta Ka Dhacay Gudaha Magaalada Buuhoodle Iyo Go’aamo Rasmi Ah Oo Kasoo Baxay Kulankan.(Top Video)
Buuhoodle(Allssc)Kulankan Maanta Ay Qabteen Cuqaasha Gobolka Cayn Ayay Kaga Soo Horjeedeen, Wafti Isku Dhafan Oo Horgalayaal Iskugu Jira, Dhawaana U Ambabaxay Magaalada Hargeisa.
Waftidan Horgalayaaha Ah Oo Uu Horkacayay Saleeban Ciise Axmed”Cadow-Toosiye”, Yadoo Ay Maanta Cuqaasha Gobolka Cayn Iyo Bulshoweyntuba Dhaleeceeyeen, Sheegeena Inaysan Ahayn Kuwan Kuwo Matala Sharafka Iyo Midnimada Shacabka Gobolka Cayn.
Hoos Ka Daawo Video Dhameytiran Kulankii Cuqaasha Gobolka Cayn Ee Maanta Magaalada Buuhoodle Ka Dhacay.
Halkan Ka Daawo
Allssc News Desk/Online
Cabdicasiis Aadan Jaamac
hiirad@allssc.com
0014406283800
Buuhoodle G/Cayn
Short URL: http://allssc.com/?p=42742












