Generic viagra for woman let patients improve lack payday loans online of pleasure or orgasm and hurt.
Codka, shacabka, SSC, wararkii ugu dambeeyey

Jabhada SNM Oo Bilawday In ay Shacabka Magaalada Laascaanood Habeenki Furatan

Laascaanood(Allssc): jabhada snm iyo horgalada u shaqeeya oo bilaabay in ay luuqyada dhulka wadooyinka xaafadaha ay isu taagan shacabka magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool
si ay u baadhan oo uga furtaan moobilada iyo wax ay sitaan ama ay debi aanay qabin ay ugu soo eedeyan iyadoo warar ayaan ka dhexhelayno dhankooda ay sheegay in ay doonayan si ay u qabtaan dhalanyarada ku cawaysa meheradah suuqa iyo kuwa fiidki ku laydhsada konayaasha xaafadaha debina ugu sameeyan oo ay ku tilmaaman in ay dadka shacabka kuwa furtaa ay yihiin dhalanyarada si ay laa lush uga qaatan iyagoo todobaadkii hore jeelka u taxaabay 20tan ku dhawaad haween ah oo tageerayay ra isul wasarah cusub ee dawlada somalaya iyo shan weriyayaal oo holgala magaalada laascaanood ay iyana jeelka u taxabeen iayag oo ku edaynaya warka ayaad duubten
yuusuf c/raxmaan hassan cadde
c/kariim olol
axmed saakin farax
faysal jaamac aadan
maxamed shaqale
isku soo wada duub oo maha markii ugu horay oo shacabka magaalada laascaanood ay lakulmaan dhibaatooyinka furashada ama u taxaabida jeelasha iyo cagajugleenta ay ugaysanayso jabhada smn si aanay u dhiiban fekarkooda ama ay u muujin rabitaankooda iyo wax ay rabaan in layska hortaago

Short URL: http://allssc.com/?p=42979

Posted by on Oct 16 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Qormadaada

Photo Gallery